Wararka Gudaha

Israa’iil oo maalintii shanaad duqeymo ka wada Qaza

0
Ciidamada Israel ayaa maanta oo Jimco ah sii wada duqeymo ay  ka geysaneyso marinka Qaza ,iyagoo adeegsaneysa diyaaradaha dagaalka iyo taangiyo la dulkeenay meel...

AMISOM oo kordhineysa howlgalkooda Soomaaliya

0
Ciidamada AMISOM) ee Howlgalka Midowga Afrika ayaa kordhin doona howlgalkooda dhinaca Soomaaliya illaa 31-ka Diseembar, 2021-ka, sida ay sheegeen ilo-wareedyo rasmi ah. Golaha Nabadda iyo...

FADLAN KA TOOS MUWAADIN OO KU BARAARUG KHATARTA COVID- 19 INTAAN LAGU SEEXIN HALKAAN.

0
Ilaahey baa Mahad leh naga dhigay Ummad Islaam ah, waxaana Allaah ka baryeynaa in uu naga badbaadiyo shartiisa Cudurkan Caalamiga ah. Haddaba, waa dilaa aan...

DHALLINYAROOY HA DHIMANINA GEERIDA HORTEED!

0
Garashadu waxay na leedahay ”Sooyaalka iyo dhacdooyinka la soo maray waa kuwa mudan in la milicsado, markasta oo ay soo  baxaan ififaalooyin dhacdooyinkii la...

DEEGAANKU WAA SAFAANA BAHAL GALEEN AH

0
Dadku sida noolaha kale oo dhan wax uu halgan adag u gu jiraa in uu badbaado oo noociisu sii jiro oo aanu duruufaha ku...

DADKA MUQDISHO OO KA CABANAYA QIIMAHA KHUDAARTA OO KOR U KACAY

0
Xilligan aynu ku jirno oo ah bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa dadka ku nool Muqdisho iyo ganacasatada suuqyada khudaarta ayaa sheegaya in uu kor...

SOOMAALIYA DIB U DHIS MA KU SAMEYN ...

0
Ka hor intii aaney qarxin dagaaladii sokeeye sanadkii 1991 , waxaa jiray ilaa 53 wershadood oo isugu jiara kuwa heerka dhexe , kuwo yar...

Madaxwaynaha JFS Iyo Amiirka Dowladda Qatar oo Khadka telefoonka kuwada hadlay Galabta

0
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo Amiirka Dowladda Qatar Mudane Tamim Bin Hamad ayaa galabta khadka telefoonka isku dhaafsaday Hambalyadda Munaasibada...

Ra’iisul wasaare Rooble oo farxadda iyo damashaadka Ciidda la qaatay kumannaan dadweyne ah

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta booqday Xeebta Liido iyo Beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho halkaas oo uu farxadda...

Ra’iisul-wasaare Rooble oo hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee JFS Mudane Xasan Shiikh Maxamuud

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo hoygiisa ku booqday madaxweynihii hore ee dalka Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul...