Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay qorshaha horumarinta qaranka
Agaasimaha guud ee Wasaaradda qorsheynta Qaranka XFS, Mudane Asad Yusuf oo ay wehliyaan Agaasimaha hay’adda tirakoobka Qaranka, Mudane Sharma’rake Faarax iyo Agaasimeyaasha waaxyaha kala...
Doorashada Shan kursi oo maanta lagu doortay magaalada Kismaayoc
Kismaayo- Waxaa Magaalada Kismaayo lagu soo gabagabeeyay maanta doorashada shan kursi oo ka mid ah golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ay deegaan doorashadoodu...
Xuska sanad-guurada 52-aad ee Ciidanka Asluubta oo maanta laga xusay Muqdisho
Munaasabad lagu xusayay sanad guurada 52-aad ee kasoo wareegatay markii la asaasay ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho iyo qaybo ka mid...
Doorashada 5 Xildhibaan oo 3 ka mid ah lagu doortay Kismaayo
Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa si habsami leh uga socota doorashada Shan kursi oo ka mid ah...
Qaramada midoobay oo cambeysay dhaqdhaqaaqyada uu Ruushka ka wado bariga Yukurayn
New York- Kulan deg deg ah oo ay yeesheen golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa lagu cambaareeyay xiisadda sii xumaaneysa ee Ukraine, kadib markii...
Kismaayo oo maanta lagu dooranayo Shan ka mid ah kuraasta BFS
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubaland SEIT ayaa maanta qabanaya doorashada shan kursi (5) oo kamid ah kuraasta 43-da Xildhibaan ee deegaan...
Shan ka mid ah kuraasta BFS oo maanta lagu dooranayo Kismaayo
Kismaayo- Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubaland SEIT ayaa billaabay doorashada shan kursi (5) oo kamid ah kuraasta 43-da Xildhibaan ee deegaan...
Ciidanka xoogga dalka oo Argagixisada kala wareegay tuulooyin hoos taga dagmada Janaale
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta deegaano u dhow Janaale waxay ka saareen argagixisada Al-Shabaab, iyagoo soo bandhigay raadad muujinaya goobihii laga saaray Nabadiidka,...
Jubbaland oo shaacisay in Abaarta ugu daran ay kajirto degaanada Maamulkasi
Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa hab maqal iyo muuqaal ah kaga qeybgalay shir Weynaha Qaran ee gurmadka abaaraha oo lagaga hadlayay...
Wasiirka Gaadiidka XFS & Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya oo ka wada hadlay iskashi la...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawaldda Talyaaniga ee Soomaaliya Danjire Alberto Vecchi,
Wasiirka iyo Danjiraha kawada hadleen iskaashiga...










