Wararka Gudaha

Wafuud caalami ah oo ka qeyb galaysa Caleemo Saarka Madaxweynaha JFS oo soo gaartay...

0
Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo gaaray magaalada Muqdisho wufuud caalami ah, kuwaas oo doonaya inay ka qeyb galaan xafladda caleema saarka madaxweynaha Soomaaliya mudane,...

ERGEYGA GAARKA AH EE ARRIMAHA BANI’AADANNIMADA IYO GURMADKA ABAARAHA, OO KULAN LA QAATAY, AMBASSADOR...

0
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaliya...

Kulan looga hadlayay amniga caasimadda ee maalinta caleema saarka madaxweynaha oo lagu qabtay Muqdisho

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaar-garowga sugida Caasimada Maalinta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray Wasaaradda Gaashaandhigga

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saakay kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Gaashaandhigga. Ujeedka kormeerka ayaa ah u kuurgelidda hannaanka shaqo ee...

Maxkamadda derejada koobaad ee koofur Galbeed oo dil ku fulisay nin gacan ku dhiigle...

0
Gacan ku dhiigle Maxamed Xasan Maxamed “Goomey”oo horay u dilay marxuumad Aamina Maxamuud Malaaq ayaa saakay lagu toogtay magaalada Baydhabo. Marxuumad Aamina ayaa lacag ku...

Muwaaddin Soomaaliyed oo lagu dilay Koofur Afrika

0
Magaalada Cape Town ee dalka koofur Afrika ayaa xalay lagu dilay Allaha u naxariistee Marxuum Cali Maxamed Xasan oo ku magac dheeraa (Balaakii), ka...

Galmudug oo hay’adaha samafalka ka cosatay inay wax u qabtaan barakacayaasha degmada Gelinsoor

0
Axmed Maxamed Shire (Qoodaar) guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka Mudug ayaa hay’adaha samafalka iyo maamulka Galmudug ka codsaday in ay gargaar bini’aadannimo...

ERGEYGA GAARKA AH EE ARRIMAHA BANI’AADANNIMADA IYO GURMADKA ABAARAHA OO KULAN LA QAATAY DANJIRAHA...

0
Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Shiinaha ee Soomaliya, Ambassador FEI...

ERGEYGA GAARKA AH EE ARRIMAHA BANI’AADANNIMADA IYO GURMADKA ABAARAHA OO KULAN LA QAATAY MADAXDA...

0
ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan fogaan arag ah la yeeshay madaxda ugu saraysa ha’yadaha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan la yeeshay danjiraha dalka isu-tagga...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan la yeeshay danjiraha dalka isu-tagga Imaaraadka carabta Amb. Mohamed...