Maxkamadda Ciidanka qalabka sida ee Galmudug oo xukunno kala duwan ku ridday eedeysanayaal
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Galmudug ayaa maanta xukunno isugu jira dil iyo xabsi ciidan ku ridday Askar ka tirsanayd Ciidamada booliiska, xoogga dalka...
Salaad Roobdoon ah oo maanta laga tukaday degmada Xuddur
Kumanaan qof oo ka mid ah dad weynaha ku dhaqan magaalada Xuddur ee caasimadda gobolka Bakool ayaa maanta halkaasi ka oogay salaad roob doon...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qayb galay Jinaasada AUN xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo Madaxdii hore ee dalka ayaa salaadda Janaasada ku tukaday maydka Allaha u...
Taliska Booliska gobolka Hiiraan oo sheegay inay baarayaan dadkii ku lugta lahaa qaraxyadii ka...
Balad weyne- Taliyaha qeybta Booliska gobolka Hiiraan, G/sare Isaaq Cali Cabdulle ayaa sheegay in ciidanka booliska ay wadaan baritaanno la xiriira sidii gacanta loogu...
Faah-faahinno dheeri ah oo ka soo baxaya qaraxyadii ka dhacay Beled weyne
Beled weyne- Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa haatan deggen, waxaana socda howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ka dib qaraxyo is xig-xiga oo xalay...
Wasiir Beyle oo Washington kula kulmay xubno sare oo ka tirsan Waaxda Maaliyadda Mareykanka...
Muqdisho, Maarso 24,2022, Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan dalka Mareykanka, ayaa magaalada Washington kulamo kula yeeshay masuuliyiinta ka...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan la qaatay wafdi ka socday Dowladda Norway
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka Dowlada hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi...
Howlgal Amni xaqiijiin ah ayaa ka socda Albaabka Marina Gate ee laga galo garoonka...
Ciidamada Ammaanka ayaa baacsanaya laba dhallinyara ah oo isku soo dhexqariyay shaqaalaha muruqmaalka ah ee ka xoogsada garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho,kuwaas...
Wasiir Beyle oo Washington shirar kula yeeshay Madaxda Sare ee IMF iyo Bangiga Adduunka.
Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo booqasho shaqo u jooga magaalada Washington ee dalka Mareykanka, ayaa shirar muhiim ah la...
Doorashada qaar ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu qabanayo Beledweyne
Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan waxaa maanta oo arbaco ah lagu wadaa in lagu qabto doorshada laba kursi oo kamid ah kuraasta xildhibanada...










