Ra’iisul wasaare Rooble oo faray Taliska Booliska inay diyaariyaan Gaadiid lagu qaado Dadka aan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Muqdisho ka codsaday inay u dulqaataan xirnaanshaha jidadka caasimadda inta ay socoto munaasabadda...
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo soo bandhigay Xubin ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab
Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ku soo Bandhigey Xubnin ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab oo lagu magacaabo Mustaf...
Wafuud ka qeyb-geli doonto Caleema saarka Madaxweynaha JFS oo Muqdisho soo gaaraya
Wufuud ka socota dalalka Afrika iyo dalalka kale ee dunida oo doonaya in ay ka qeybgalaan caleema saarka madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud...
Hogaamiyaha Hir-Shabeelle oo soo gaaray Muqdisho
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu soo laabatay dalka, kadib howlo shaqo oo uu dibada ugu maqnaa.
Madaxweynaha waxaa garoonka...
Shirweynaha 8-aad ee Madasha la-dagaalanka Musuqmaasuqa ee Afrika oo maalintii labaad galay
Waxaa maalintii labaad galay shirweynaha 8-aad ee Madasha La-dagaalanka Musuqmaasuqa ee Afrika iyo Hey’adaha Isku-dhafka ah ee (FIGE) kaas oo ka dhacaya caasimadda magaalada...
Lafta-gareen oo Maamul cusub u Magacaabay Gobollada Baay iyo Bakool
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maamul cusub u magacaabay Goboladda Baay iyo Bakool ee Maamulka koonfur galbeed Soomaaliya
Guddoomiyaha...
Ganacsato Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa Allaha u Naxariistee waxaa ay xalay Gudaha wadanka Koonfur Afrika ku dileen laba Dhalinyaro Soomaali ah, kuwaas oo...
Qaramada Midoobay oo shaacisay tirada dadka ka barakacay Abaaraha kajira Soomaaliya
Qoraal uu soo saaray Adam Abdelmoula oo ah xiriiraya hawlaha bini’aadanimo ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ayaa sheegay in Soomaaliya ay qarka u...
Madaxweynaha Galmudug oo Munaasabad soodhaweyn ah loogu sameeyey Magaalada Cadaado
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi kaariye iyo wafdiga uu hogaaminayay oo kusugan degmada Cadaado ayaa ka qeyb galay Munaasabad soodhaweyn ah oo...
Wafuud caalami ah oo ka qeyb galaysa Caleemo Saarka Madaxweynaha JFS oo soo gaartay...
Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo gaaray magaalada Muqdisho wufuud caalami ah, kuwaas oo doonaya inay ka qeyb galaan xafladda caleema saarka madaxweynaha Soomaaliya mudane,...










