Dowladda Jarmalka oo Ruushka ku eedaysay inuu dambiyo dagaal ka geystay dalka Ukraine
Dowladda Jarmalka ayaa ku eedaysay Ruushka inuu dambiyo dagaal ka geystay dalka Ukraine,Chancellor Scholz ayaa sheegay in dalalka reer galbeedka ay ka wadahadli doonaan...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo khadka Telefoonka kula hadlay Madaxwaynaha Somaliland
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo khadka telefoonka kula hadlay Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muse Bihi Abdi ayaa la wadaagay sida uu uga...
Doorashada kursi ka mid ah Golaha Shacabka oo Beledweyne lagu qabanayo
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Hir-Shabeelle ayaa Maanta lagu wada in Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ku qabanaya doorashada kursiga Hop#39, kaas...
Garsoorayaal Soomaali ah oo caawa dhex dhexaadin doona Cayaar caalami ah.
Garsoorayaal Soomaaliyeed ayaa Caawa dhex-dhexaadin doona kulan ka tirsan Caf Confederations Cup oo ay wada Cayaari doonaan labada Kooxood ee kala ah Coton sports...
Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo ka warbixiyay Shahaado siinta Xildhibaanada
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa ka warbixiyay sida ay howsha Shahaado siinta Xildhibaanada ku socoto. ...
Ra’iisul wasaare Rooble oo Ganacsatada ku booriyay in ay qeyb ka noqdaan Gurmadka Musiibadii...
Kulan Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble uu la yeeshay ganaacsatada Soomaaliyeed oo Looga hadlayay sidii loogu gurman lahaa ganacsatadii dabkii weynaa ee...
R/Wasaaraha Pakistan oo ku baaqay in la qabto doorasho degdeg ah
Ra’iisul wasaaraha Pakistan Imran Khan ayaa ku baaqay doorasho waqtigeeda laga soo hormariyay kadib markii codka kalsooni kala noqoshada ee looga horjeeday r/wasaaraha uu...
Raisal wasaaraha Pakistan oo ka bad-baaday mooshin xil kaqaadis ah.
Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Pakitan ayaa hor istaagay mooshinka kalsooni kala noqosho asagoona ku tilmaamay mid aan dastuuri ahayn.
Dhanka kale Ra’iisul Wasaare Imran Khan,...
Shahaado siinta xubnaha cusub ee BFS oo maalintii 2-aad Muqdisho ka socota
Waxaa maalintii labaad si habsami leh xarunta dhexe ee guddiga doorashooyinka heer federaal uga socota diiwaangelinta iyo shahaado siinta xildhibaanada cusub ee baarlamaanka 11-aad.
Xubno...







