Wararka Gudaha

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO MADAXWEYNE RECEP TAYYIP ERDOGAN OO KULAN QODOBO MUHIIM AH LOOGA...

0
Ankara- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si heersare ah loogu soo dhaweeyey xarunta madaxtooyada Turkiga ayaa kulan miro-dhal ah la...

Safiirka Soomaaliya ee Serbia oo booqasho ku tagay wasaaradda arrimaha gudaha ee Serbia

0
Belgrade- Safiirka jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dowladda Serbia Danjire Maxamed Cabdullahi Axmed ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Serbia. Danjiraha...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo si diirran loogu soo dhaweeyey...

0
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Soo dhaweyn heerkeedu aad u sarreeyo loogu sameeyey kadib markuu soo gaaray qasriga madaxtooyada Turkiga ee Ankara,...

Ra’iisul Wasaare Xamze oo la kulmay danjiraha Dowladda Boqortooyada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Bin Axmed...

Dalalka IGAD oo Maalintii labaad Shir ugu socdo Kenya

0
Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya uu Shir uga socdaa Madaxweynayeyaasha iyo wakiilada qaar kamid ah waddamada Urur...

Jamhuuriyadda Chile ee Koonfurta America oo Codsi Diblomaasiyadeed u soo dirtay Soomaaliya.

0
Ethiopia- Ku Simaha Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia ahna u qaybsanaha safaaradda JFS ee Midowga Africa iyo Hay’adda dhaqaalaha Qaramada Midoobay ee...

Jamhuuriyadda Chile ee Koonfurta America oo Codsi Diblomaasiyadeed u soo dirtay Soomaaliya.

0
Ethiopia(Wargeyska Dalka):-Ku Simaha Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia ahna u qaybsanaha safaaradda JFS ee Midowga Africa iyo Hay’adda dhaqaalaha Qaramada Midoobay ee...

MADAXWEYNAHA JFS OO BOOQDAY DUGSIGA TABABARKA KUMAANDOOSKA DALKA TURKIGA EE ISPARTA

0
Ankara(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday dugsiga Tababarka Kumaandooska Dalka Turkiga ee Isparta, halkaas oo xarun muhiim ah u...

Xoghayaha cusub ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xilka la wareegay

0
Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Abuukar Subeer ayaa xilka kala wareegay Xoghayihii hore ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed...

Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle oo qaabilay Ku xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada...

0
Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa  qaabilay Ku xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya Marwo Anita Kiki...