Wararka Gudaha

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan amniga looga hadlayay la yeeshay taliyaha guud ee ciimadda ATMIS

0
JOWHAR- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo  Taliyaha guud ee Ciidamada ATMIS ayaa yeeshay Kulan looga hadlay arrimaha amniga, howlgalada lagu baacsanayo...

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo Muqdisho ku qabatay xuska maalinta Dalxiiska Adduunka

0
Xaflad lagu maamuusayay maalinta caalamiga ah ee Dalxiiska oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daud Aweis Jaamac, Wasiirada...

Ciidanka xoogga dalka oo maanta Al-shabaab kala wareegay deegaanno muhiim u ahaa argagixisada

0
Ciidanka Daariishta Gobolka Shabeellada hoose iyo Qeybta 12ka April ee Ciidanka xoogga Dalka  Ayaa Maanta la wareegay Gacan ku haynta deegaannada Jambaluul iyo Kaxarow...

Wasaaradda Kalluumeysiga oo soo gudbisay bayaan ku saabsan ilaalinta kheyraadka nool ee badaheenna ku...

0
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda DFS, waxay halkan ku soo gudbinaysaa bayaan ku saabsan ilaalinta kheyraadka nool ee badaheenna ku jira. Wasaaradda oo ka masuul...

Ciidamada Xooga Dalka Gobolka Bakool oo maanta howgallo ka sameeyey deegaanno hoostaga degmada Xuddur

0
Xuddur- Saraakiisha Ciidamada Guutada 9aad Qeybta 60-aad ee CXD iyo Maamulka Gobolka Bakool ayaa horkacayay howgalladaan maanta laga sameeyay deegaanno hoos taga degmada xuddur. Ciidamada...

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celisay tahriibayaal ku xannibnaa Libya

0
Xafiiska Ergayga Gaarka ee dib u soo celinta Muhaajiriinta iyo Carruurta ee Dowladda Soomaaliya, ayaa maanta dalka dib ugusoo celiyey 9 dhallinyaro Soomaaliyeed oo...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray xarunta hooyada iyo dhallaanka ee degmada Shibis

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarigga ka jaray xarunta Hooyada iyo Dhallaanka (MCH) ee Degmada Shibis...

Ciidanka xoogga dalka oo caawinaya beeraleyda gobolka Hiiraan

0
Cutubyo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka ee dhowaan kooxda argagixisada Al-shabaab ka xoreeyay degaanno badan oo ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa billaabay inay...

Maalinta dalxiiska Adduunka oo laga xusay Muqdisho

0
Wasaaradda warfaafinta dhaqanka Iyo dalxiiska XFS ayaa maanta Magaaladda Muqdisho ku qabatay munaasabad ku saabsan maalinta dalxiiska Adduunka. Munaasabaddan oo si weyn loo soo agaasimay...

Ergeyga gaarka ah ee gurmadka abaaraha oo gaaray magaalada Ottawa ee dalka Canada

0
Ottawa- Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxaan Cabdishakuur Warsame ayaa xalay gaaray magaalada Ottawa ee dalka Canada. Ergeyga oo...