SOOMAALIYA OO DADAAL UGU JIRTA KU BIIRISTA DALALKA KU MIDEYSAN DALLADDA BULSHADA BARIGA AFRIKA...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u amba-baxaya magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya si uu taageero ugu raadiyo in Soomaaliya...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo kulan la qaatay guddiga madax-banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan la qaatay guddiga madax-banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka JFS,
Guddigan...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb
Wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo soo gaarey Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb...
Maxkamdda Ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku riday Askari dilay qof Shacab...
Maxkamadda Ciidamada ayaa ku xukuntay Dil-toogasha Maxamed Aadan Maxamed Cali “Gaduudow” oo lagu helay Dilka AUN Marxuum Saciid Xasan Shiiqow oo ahaa 40-jir.
Xerada agoonta...
Dowladda Jarmalka oo 5 milyan Dollar ugu deeqday Soomaaliya
Dowladda Jarmalka ayaa Soomaaliya ugu deeqday 5 milyan oo doolar si kor loogu qaado awoodda dalka uu u leeyahay in tallaal nafo lagu badbaadinayo...
Ciidanka Xoogga dalka oo Gacanta ku soo dhigay xubno ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab
Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed oo saacadihii la soo dhaafay howlgal qorsheysan ka fuliyey degaannada Leego, Yaaq Bariweyne iyo Warta Madax Maroodi oo hoostaga degmada...
Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la yeeshay wakiilka hey’ada UNICEF ee Sooomaaliya
Kismaayo- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Jubbalnad ku qaabilay wakiilka hay’ada UNICEF ee Soomaaliya Marwo Wafaa ElFadil...
Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee BFS oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Ingriiska
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Ingriiska u qaabilsan dalkeenna marwo...
Gurmad la gaarsiiyay Buurdhuube oo ka tirsan Gobolka Gedo
Wasaradda Gargaarka XFS ayaa maanta gargaar Raashin ah u dirtay Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya.
Gargaarka ayaa isugu jira nuucyada kala duwan...
Ukrain: Ruushka oo duqeeyay Donbas iyo Midowga Yurub oo ka hadlay sii adkeynta Cunaqabateynta...
Dowladda Ukraine ayaa ku dhawaaqday in duqeymaha Ruushku uu ka geystay bariga Donbass ay dad badan oo rayid ah ku dhinteen, iyadoo Wasiirrada arrimaha...










