Magaalada Caabudwaaq oo lagu qisaasay gacan ku dhiiglihii dilay taliye ku xigeenkii NISA ee...
Magaalada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud Maanta lagu qisaasay Axmed Cabdi Aadan (Dhagadheere) oo dhawaan halkaas ku dilay Allaha u Naxariistee Taliye ku xigeenkii Ciidanka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Masar
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku gudajira booqashadiisa rasmiga ah ee uu ku joogo dalka Masar, ayaa booqday xarunta Safaaradda Soomaaliyeed ee...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Masar
Wasiirka Difaaca Soomaaliya Cabdulkadir Maxamed Nuur oo ku sugan magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa kulan miro dhal ah la qaatay dhigiisa dalkaas Masar,...
Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland iyo Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo dhagax dhigay...
Madaxweyne ku xigeen Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali ayaa maanta...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan wada tashi ah la qaatay Dhallinyaradda Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre, oo sii wada wadatashiyada ku saabsan dhismaha Xukuumadda ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah dhallinyarada...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo kulan la qaatay Ergeyga gaarka ah...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay Ergeyga gaarka...
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA MASAR
Qaahira- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer sare ah loo...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo qaabilay culamaa’udiinka Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre , ayaa ku guda jira kulamo iyo wadatashiyo muhiim ah oo uu la yeelanayo...
WASIIRKA WARFAAFINTA SOOMAALIYA OO SHAHAADO SHARAF GUDDOONSIIYAY SHIRKADDA SOMPRINT
Kulan loogu mahad celinaayay laguna gudoon siinaayey shahaado sharaf Shirkadda Somprint ayaa lagu qabtay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo ay ka soo qaybgaleen wasiirka warfaafinta,...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Abdi Barre ayaa kulamo la yeeshay ururrada bulshada.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku guda jira kulamo iyo wadatashiyo muhiim ah oo uu la yeelanayo qaybaha...










