Wararka Gudaha

Wasiir Fiqi” Waxaan uga digayaa maleeshiyada Al-shabaab in aysan carqaladeyn arrimaha gargaarka”,

0
Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi oo wareysi siinayay warbaahinta Qaranka ayaa maleeshiyada Al-shabaab uga digay in aysan carqaldeyn gargaarka...

Ciidanka amniga oo soo badbaadiyey shacab ku sugnaa hotelka la weeraray

0
Ciidamada Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa wali howlgal ka wada Hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa soo badbaadiyay Dadbadan oo shacab ah oo ku sugnaa...

Wasiirka Warfaafinta XFS ” Marxuum Hadraawi Taariikhda ayuu ku Xusnaan Doonaa”

0
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka & Dalxiiska Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Da’uud Aweys Jaamac oo u waramayay warbaahinta Qaranka ayaa tacsi u diray, Qoyska, ehelada, qaraabada & guud...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo deeq gargaar ah u qeybiyey Qoysas danyar ah

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta qeybiyay gargaar raashin...

AUN Abwaan Hadraawi oo maanta lagu aasay magaaldda Hargeysa

0
Alle ha unaxariistee Abwaankii weeynaa ee Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi ayaa maanta lagu aasay Xabaalaha Baqiic ee magaalada Hargeysa. Aaska marxuumka ayaa waxaa ka qayb...

Ciidanka Galmudug oo gacanta ku dhigay rag lagu tuhmay Al-Shabaab

0
Wararka laga helayo saraakiisha laamaha amniga gobalka mudug ee Dowlad Goboleedka  Galmudug ayaa sheegaya in la hayo 3  ruux oo lagu tuhmay iney wadeen...

XARUNTA QARAN EE GURMADKA DEG DEGA AH OO SOO SAARAY WARBIXINNO KU SAABSAN ABAARAHA

0
xarunta qaran ee hawlgalada gurmadka degdega ah ee xafiiska r/wasaaraha ayaa soo saartay Warbixinadii ugu dambeeyay ee ka hadleysa Xaaladda Abaaraha ee dalka. Warbixintu waxa...

Wasiir Fiqi oo sheegay in la dardargaliyay howlaha ku aadan gurmadka abaaraha

0
Wasiirka  Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS  Axmed Macalin Fiqi  ayaa sheegey iney ka shaqeyn doonaan sidii loo laba jibaari lahaa howaha...

MADXAFKII MIYAA DUMAY?!

0
Labeenta iyo miidda hadalku waa: Godlashada hal-abuurka iyo burqashada suugaanruugga mudhbaxay, fahanka, dhuuxidda, falanqaynta iyo faaqidaadda gunta gabayga, seeska masafada, xuddunta geeraarka, madiixa giishka,...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo kormeeray xarumaha ay ka howlgalaan Hay’adda Socdaalka

0
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) iyo madax kale ayaa kormeer ku tagay xarumaha ay ka howlgalaan Hay’adda...