Guddoomiyaha golaha Shacabka JFS oo kulan la qaatay saraakiisha Ciidanka ATMIS
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane. Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan saacado socday la qaatay saraakiisha ciidanka nabad ilaalinta qeybta 3-aad ee ATMIS.
Kulanka...
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis ku saabsan howlaha Xajka ee sanakan 2023
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Muqtaar Rooboow Cali ayaa magaalada Jiddeh ee dalka Sacuudiga kula kulmay Wasiirka arrimaha Xajka...
Ra’iisulwasaare Xamse oo gurigiisa Qaahira ku booqday madaxweynihii hore ee Soomaaliya
Ra’iisul wasaaraha XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay qayb ka yihiin Wasiirka Warfaafinta,wasiir ku xigeenka arrimaha Diinta iyo awqaafta, Safiirka safaaradda Soomaliya ee...
Caalamka oo u soo jeestay Ciribtirka Khawaarijta(Warbixin)
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa bishii Nofember ee sanadkii 2022-kii u codeeyay in cunaqabateynta hubka ay sii saarnaato Soomaaliya, taas oo ay si...
Shirka banbaxa maamulka gobolka Banaadir oo maanta ka furmaya Muqdisho
Waxaa maanta si rasmi ah uga furmaya magaalada Muqdisho shirka Banbaxa Gobolka Banaadir oo ujeeddadiisu tahay isbarasho iyo in la isku keeno guud ahaan...
TIXANAHA SHEEKADA MAANO-FAAY QEYBTA 24AAD
Habarta sida badan kama xarig xirtaan, cabsi weynna kama qabaan, inkastoo markay canaanato amarkeeda u hoggaansamaan. Kalgacaylka xad dhaafka ah ee ay u qabaan...
SHEEKADII ADEEGTO (QEYBTA-1AAD)
Xusuus:-
Buugan Sheekada ahi waxaa qoray M. X. Cismaan, iyadoo uu qeyb ka ahaa buugani waxyaalihii ay qabatay hayaddii Akademiyadii Cilmaga Fanka iyo Suugaanta ee...
SHEEKADII NINKII CIRKA WEYNAA
Beri baa nin safar ah u soo hoyday reer meel baadiye ah deggan. Reerkii ayaa sidii dhaqanka wanaagsan ee suuban ee soomaalidii hore ahaa,...
SIDEE KHAWAARIJTU U DILEEN SHAHIID HIBAAD CALI DASAR? (WARBIXIN)
Halgamaa Hibaad Cali Dasar ayaa shihiiday isaga oo kor yeelaya sharafta ummadda Soomaaliyeed iyo qiimaha Diinteenna Suubban, wuxuuna halganka ka dhanka ah Khawaarijta u...
SANADKA 2023 WUXUU NOO YAHAY SANADKII ADEEG BIXINTA DOWLADDA (WARBIXIN)
Hanaanka Dowlad dhiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya oo soo maray heerar kala duwanaa kuwaas oo lahaa caqabadahooda ayaa marwalba ahaa mid koritaan sare samaynayey,sida hanaanka...










