Wararka Gudaha

Shacabka wisil oo soo dhoweeyey dagaalka khawaarijta alshabaab

0
Bulshada ku dhaqan Magaalada Wisil ee Koonfurta Gobolka Mudug ayaa soo dhaweeyay in wajigii 2 ee dagaalka Khawaarijta Al Shabaab dowladda Soomaaliyeed ka bilowdo...

Ra’iisulwasaare Xamse oo kulamo layeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Masar

0
Qaahira:-(Wargeyska dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre oo xalay la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Masar ayaa sheegay inuu rajeynayo in...

Shirka Sanadlaha ah ee Garsoorka dalka oo markale maanta ka furmaya Muqdisho

0
Shirka Sanadlaha ah ee Garsoorka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka, iyadoo Qorshuhu yahay in madasha uu daah...

Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiis waxbarasho+Sawirro

0
Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS Mudane, Faarax Sheekh C/qaadir ayaa magaalada Qaahira kula kulmay Wasiirka Wasaaradda Tacliinta Sare iyo Cilmi-baarista Sayniska...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo iska kaashanaya horumarinta duulista hawada

0
Addis Ababa- Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xil. Fardowso Cismaan Cigaal iyo dhigeeda dalka Itoobiya, Marwo Dagmawit Moges ayaa maanta...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo qeyb galay meertada 46-aad ee Shirka Taliyeyaasha Ciidanka Booliska...

0
Abu Dhabi- Taliyaha ciidanka Booliska Sooomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo wafdi sare oo uu hoggaaminayo ayaa magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaraadka...

Khawaarijta oo qaarijiyey horjooge sare iyo maleeshiyaad kooxda ka tirsanaa(Warbixin)

0
Hiiraan- Maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ayaa deegaanka Buq Aqable oo ka tirsan gobolka Hiiraan ku qaarijiyey horjooge sare iyo Maleeshiyaad kooxda ka...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Diinta XFS oo la kulmay Wasiirka Xajka iyo Cumrada ee Sacuudi...

0
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali iyo wafdigiisa ayaa magaalada Jedeh ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya kula kulmay Wasiirka...

Ra’iisulwasaare Xamse oo booqday Machadka Cilmibaarista Caafimaadka Xoolaha ee dalka Masar

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa saaka lagu soo dhaweeyay Machadka Cilmibaarista Caafimaadka Xoolaha ee dalka Masar. Iyada oo laga duulayo...

Duqa Muqdisho oo furay shirka banbaxa maamulka gobolka Banaadir

0
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta daah-furay shirka Banbaxa Maamulka Gobolka Banaadir Ivo Dowladda hoose ee...