Wararka Gudaha

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Odayaasha dhaqanka KG kala hadlay arrimaha dib-u-heshiisiinta

0
Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka JFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ku guda jira kulamadii kala duwanaa ee uu la yeelanayey qaybaha kala...

MSF oo Hirshabeelle kala shaqeyneysa horumarinta adeegyada caafimaadka

0
Wasiirka caafimaadka dowlad goboleedka Hirshabeelle Dr. Maxamed Cabdiraxmaan Khaliif, wasiir dowlaha iyo agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa magaalada Jowhar ku soo dhaweeyey wafdi ka...

Shirka Wasiirrada Maaliyadda DF iyo DG oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay

0
Waxa maanta lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho shir u dhaxeeyey wasiirrada maaliyadda dowladda federaalka Soomaaliya, dowlad goboleedyada dalka iyo Maamulka gobolka Banaadir. Shirkan oo muddo...

Guddoomiyaha golaha shacabka iyo siyaasiyiinta Koonfur Galbeed oo ka wada hadlay amniga deegaanka

0
Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Baydhabo kula kulmay siyaasiyiin reer Koonfur Galbeed ee...

“Aabahay waxaa dilay Al-Shabaab, waxaana i korineysa Dowladda” (Warbixin)

0
Waa arrin xanuun badan in aad weyso adigoo sabi ah qeyb kamid ah Waalidkaa ka oo qeyb ka qaadan lahaa koriimada iyo daryeel noloshaada...

Dowladda Masar oo Soomaaliya siineysa deeq Waxbarasho oo joogto ah

0
Wasiirka Wasaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Farax Sheekh Cabdulqaadir ayaa dowladda Masar uga mahad-celiyey 450 deeq waxbarasho ah oo ay sannad kasta siin...

Madaxweynaha JFS oo daahfuray Shir sanadeedka garsoorka dalka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Shir-sanadeedka Garsoorka Dalka 2023-ka, oo sanadkii shanaad oo xiriir ah ka dhacaya Muqdisho. Shirkan...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Gudoomiyay Shirka Banbaxa Maamulka Gobolka Banaadir

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Gudoomiyay Shirka Banbaxa Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar...

Shir sanadeedka garsoorka dalka oo ka furmay Muqdisho

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane , Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Shir-sanadeedka Garsoorka Dalka 2023-ka, oo sanadkii shanaad oo xiriir ah ka dhacaya...

Soomaaliya iyo Maraykanka oo ka wada hadlay dib u dhiska goobihii laga xoreeyay Khawaarijta

0
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta XFS Mudane, Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay safiirka Dowladda...