Ra’iisul Wasaaraha XFS oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Qaahira
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Berri iyo xubno kale oo muhoom ah ayaa booqday xarunta safaaradda Soomaaliya ee fadhiheedu...
Wasiirka Howlaha guud ee XFS oo kulan la qaatay safiirka midowga Yurub ee Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda Howlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta ee Dowladda Soomaaliya Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sh. Bashiir ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...
Xildhibaanada Haweenka BFS oo ka qeyb-galay dood-wadaag,uu soo qaban-qaabiyay Xafiiska R/Wasaaraha
Xildhibaanada Haweenka ee Golaha Baarlamaanka JFS ayaa ka qeyb-galay dood-wadaag,uu soo qaban-qaabiyay Xafiiska Raisul Wasaaraha oo ku saabsaneyd dib-u_milicsiga qoondada dumarka ay ku lahaayeen...
Wasiirka Qorsheynta XFS oo warbixin ka dhageystay hoggaanka iyo farsama-yaqaannada Mashaariicda SCRP iyo Biyoole
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa maanta warbixin ka dhageystay hoggaanka iyo farsama-yaqaannada Mashaariicda SCRP iyo Biyoole....
GANACSIGA IYO MALABKA SHINNIDA!
Marka hore Shinnidu waa tusaale wacan oo looga dayan karo kala dambeynta, taasoo boqorka shinnida oo muuqaal ahaan ka yara weyn inta kale ayay...
GANACSI MA KA SOCON KARAA MEEL AAN AMNI AHAYN?
Dalkeena waxa uu leeyahay kheyraad fara badan oo aanan halkaan ku soo koobi karin waxaase ka mid ah kheyraadka dalkeena laga helo: Xoolaha la...
WARGEYSKA DALKA WAA WEHELKAAGA
Marxaladdii Ka Dib Burburkii Dowladdii Dhexe ee Soomaaliya.
Xiligan Waxay Saxaafadda Soomaaliyeed Ku begantay Waqti aan dowlad Dhexe oo Xooggan aysan dalka Ka jirin, waxay...
ANSHAX XUMADA KA SOCATA BARAHA BULSHADA
Maalmahan waxaa baraha ay bulshadu ku wada xadhiidhto si xoog leh uga socda dagaal guracan oo dhaqan iyo diin bi'is ah, una dhexeeya hablo...
HALISTA QANIINYADA KANEECADA DHIDDIG!!
Qaniinyada kaneecada dheddig ee loo yaqaano anaface oo sababta viroska plasmodia oo dhaliya malleriya ama duumada ayaa weli qubarada cilmiga caafimaad ayaa dadaal ugu...
Cali Jeyte ” Carruurta la qalday ee khawaarijtu waxay ku dhimanayaan been,”
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyey dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, guulaha la taaban karo ee...










