Wasiirka Howlaha guud XFS oo kulan la qaatay Danjire Mareykanka ee Soomaaliya
Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir oo kulan gaar ah la qaatay Danjire...
Wasiirka Waxbarshada XFS oo Heshiis waxbarasho la saxiixday dhigiisa dalka Masar.
Wasiirka Waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ka mid ahaa wafdigii RW Xamse Cabdi Barre ee booqashada...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kumanaan shacab ah kala qeyb-galaya banaanbaxa Kacdoonka Muqdisho iyo Dabar-goynta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kumanaan shacab ah kala qeyb-galaya banaanbaxa Kacdoonka Muqdisho iyo Dabar-goynta Khawaarijta ee hadda ka socda...
Shirka golaha wasiiradda oo warbixin looga dhageystay wasiiradda Gaashaandhiga iyo Amniga Gudaha ayaa sidoo...
Golaha Wasiirada ayaa maanta yeeshay shirkooda todobaadlaha ah oo uu guddoomiyay Ku-simaha Ra’iiisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac.
Shirka...
Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay deegaanka Ceel-bacad ee Gobolka Shabeellada Dhexe
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya xoogaga difaaca shacabka ayaa howlgal qorsheysan kula la wareegay deegaanka Ceel-bacad ee Gobolka Shabeellada Dhexe.
Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Jeneraal...
Maxkamadda Ciidamadda qalabka sida oo dil toogasho ah ku xukuntay Kabtan Shariif Maxamed Barkhadle...
Maxkamadda Ciidamada sida ayaa maanta Dil toogasha ah ku Xukuntay Kabtan Shariif Maxamed Barkhadle Ayaanle, taliye Urur ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka kaas oo...
Wasiirka dhallinyaradda iyo Ciyaaraha ee XFS oo ka qeyb-galay doodda tallo-wadaag oo looga hadlayay...
Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud ayaa ka qeyb-galay doodda tallo-wadaag oo looga hadlayay kaalinta dhalinyarada ee dowlad...
Khawaarijta oo laysay xoollo ay lahaayeen dad reer guuraa ah
Beledweyne Kooxda Arxanka daran ee Khawaarijta ayaa in ka badan 300 Neef oo Ari ah ku xasuuqday deegaan u dhexeeya Maxaas iyo Wabxo, taas...
Wasaaradda Caafimaadka ee XFS oo ka digtay isticmaalka labo daawo oo sharoobo ah
war qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshadda ee XFS ayaa lagu sheegay inay wasaaraddu heshay digniino caalami oo la...
Shacabka Muqdisho iyo madaxda dalka oo maanta ka qeyb-galaya Daah-furka kacdoonka Muqdisho
Shacabka ku dhaqan magaalada Caasimada ah ee Muqdisho ayaa saaka u diyaar garoobaya ka qeyb galka daahfurka kacdoonka Muqdisho ee lagaga soo horjeedo kooxda...










