Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay xaalada Guri-Cel
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo shir-jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada ayaa ka hadlay Xaaladda Galmudug
Madaxweenaha ayaa ugu horeen shacabweenaha Galmudug...
Madaxweynaha Ruushka iyo Ra’iisul Wasaaraha Britain oo khadka taleefoonka ku wada hadlay ka hor...
Labada hoggaamiye ayaa ka wada hadlay arrimaha isbeddelka cimilada, xaaladda Afgaanistaan iyo dib u soo celinta Qorshaha Wadajirka ah ee Waxqabadka (JCPOA), oo loo...
Maxkamadda Gobolka Benaadir oo xukun ku riday Mulkiilaha Heya’adda Sahan
Matt Brydan mulkiilaha Hey’adda Sahan Reseach ayey Maxkamadda gobolka Banaadir waxay ku heshay eed uu ku soo oogay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka,...
Guddoomiyaha Guddida hirgelinta doorashooyinka oo gaaray Baydhabo
Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) Mudane Maxamed Xasan Ciro iyo Xubno kale oo ka tirsan GHDHF ayaa gaadhay Magaalada Baydhabo ee xarunta...
Madaxweyne QoorQoor oo ka hadli doono Xaaladihii ugu dambeeyey Guriceel iyo mowqifka Galmudug.
Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa la filaya in goor dhaw ka hadlo Xaaladda Degmada Gurceel iyo mowqifka Galmudug ee...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka oo kulan laqaatay Madaxweynaha Puntland
Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Aadam Cabdinaasir iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa waxaa ay kulan...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo bogaadiyay doorashada golaha degaanka dowlad-goboleedka Puntland
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa bulshada, hoggaanka dowlad-goboleedka Puntland iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay doorashada golaha deegaanka ee...
Magaalada Cadaado oo maanta laga dukaday Salaad Roob doon ah
Maamulka Degmada Cadaado,Ardeyda Iskuulada iyo kuwa Dugsi Qur’aanka Culum udiiynka Dhallinyarada, Haweenka, Wax garadka,Aqoon yahanada ayaa maanta iskugu soo baxay magaalada Cadaado.Si ay ugu...
Jaamacadda Carabta oo Suudaan ugu baaqday in xiisadda taagan lagu xalliyo wada hadal
Xoghayaha guud ee ururka Jaamacadda Carabta, Axmed Abul Geyt, ayaa walaac xooggan ka muujiyay arrimaha ka socda dalka Suudaan, wuxuuna ugu baaqay dhammaan dhinacyada...
Wasaaradda Gargaarka oo qabatay kulan looga hadlaayey xaalada bini’aadanimo ee gobolada qaar.
Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa kulan deg deg ah ka yeeshay xaaladda bini’aadanimo ee ka...