Wararka Gudaha

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir sanadeedka guddiga xaaladaha Haweenka

0
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Marwo Khadija Maxamed Diiriye iyo wafdi ay hoggaamineyso ayaa xarunta Qaramada Midoobey ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh” Dowladda waxay shaqaalaysiin doontaa 10 kun oo macallin si loo daboolo...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan sheekh Maxamuud ayaa balanqaadadiisii ololaha doorashada waxa ka mid ahaa kor u qaadida waxbarashada dalka iyo in...

Madaxweynaha JFS oo booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Eritrea

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ay uga bilaabatey magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud...

Khawaariij oo isaga cararaya deegaano mudo dheer gabaad u ahaa

0
Kooxda khawaariijta arxanka daran ayaa wajahaya cabsi iyo kala carar ka dib markii ay jab xooggan kala kulmeen gulufka dagaal ee ay ku hayaan...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo furay shirka Sedex-biloodlaha ah ee Iskuduwidda Hawlaha Caafimaadka Soomaaliya

0
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa maanta qabatay Kulanka Sedex-biloodlaha ah ee Iskuduwidda Hawlaha Caafimaadka Soomaaliya kaasoo socon doona mudda 2 malin ah. Kulankan oo...

Golaha Aqalka Sare BJFS oo ansixiyay guddiga madaxa-bannaan ee dib u eegista iyo hirgelinta...

0
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay xubnaha guddiga madaxa-bannaan ee dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka dalka, 30 Senator ayaa ogolaatay, ansixintaan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray shirweynaha waxbarashadda qaranka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah furay shirweynaha qaran ee ay soo qaban qaabisay wasaadadda waxbadashadda hiddaha iyo tacliinta...

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo dhagax dhigay Qeyb cusub oo lagu soo kordhin doonno isbitaalka...

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa Maanta Kormeerey shaqo  ku tagay Isbitaal Madiina ee Ciidanka Boliiska Taliye  intii uu Ku guda jirey...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Safiirka Dowladda Talyaaniga u jooga Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u jooga Soomaaliya MR Alberto...

meeqa degmo ayaa u gudubtay wareega afar dhamaadka tartanka kubadda cagta ee Gobalka Banaadir?

0
Tartanka kubada cagta oo ay ku tartamayaan Degmooyinka iyo Degaanada Gobolka banaadir aya u socda si dar-dar leh  iyada oo ay hareen degmooyinka qaar. Wareega...