Wararka Gudaha

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta musiibooyinka oo la kulmay Safiirka Turkiga

0
Guddoomiyaha Hay’adda maaraynta musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallim Cabdulle  ayaa Maanta la kulmay safiirka Turkiga ee Soomaaliya iyo Madax ka mida hay’daha Bisha Cas iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraaqaha Aqoonsiga danjirinimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Itoobiya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Dowladda Itoobiya ay u soo magacaabatay Soomaaliya...

Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida oo xukun ku riday Gaashaanle Cabdullaahi Maxamed Cosoble

0
Cabdullaahi Maxamed Cosoble oo taliye xigeen ka ahaa hogaanka Sahanka & Wardoonka (Hangashta) ayay Maxkamadda Ciidamada ku xukuntay bixinta Diya adag oo ah Magta...

Wasiirka ganacsiga oo soo xiray shir looga hadlayay hirgalinta hannaanka casriga ah ee diiwaangalinta...

0
Dhuusamareeb-(SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, Jibriil Cabdirashid Xaaji ayaa maanta soo xiray shir looga hadlayey hirgalinta hannaanka casriga ah ee diiwaangalinta ganacsiga...

Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare oo maalmo dheeri ah ku daray waqtigii uu...

0
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa shir guddoomiyay kulanka 5-aad ee kalfadhiga labaad ee guddiga joogtada Aqalka Sare...

Aqalka sare oo aqrinta 1-aad mariyay hindise sharciyeedka horumarinta iyo maareynta kalluumeysiga Soomaaliyeed

0
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka dalka ka hor aqriyey hadaljeedin ku saabsan...

Wasiiru dowlaha Amniga oo bogaadiyay ansixinta sharciga la dagaallanka argagixisada

0
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga XFS , Maxamed Cali Xagaa ayaa golaha aqalka sare uga mahad celiyay meel marinta Sharciga la dagaallanka Argagixisada, isagoo golaha...

Soomaaliya oo xubin ka noqotay ururka xoghayayaasha guud ee baarlamaannada aduunka

0
Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare Baarlamaanka JFS, Mudane, Cabdinaasir Ibraahim Guuleed ayaa ka qeyb galay kulanka guud ee Xoghayayaasha Baarlamaannada Adduunka oo ka dhacay...

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir sanadeedka guddiga xaaladaha Haweenka

0
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Marwo Khadija Maxamed Diiriye iyo wafdi ay hoggaamineyso ayaa xarunta Qaramada Midoobey ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh” Dowladda waxay shaqaalaysiin doontaa 10 kun oo macallin si loo daboolo...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan sheekh Maxamuud ayaa balanqaadadiisii ololaha doorashada waxa ka mid ahaa kor u qaadida waxbarashada dalka iyo in...