Wararka Gudaha

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daha furay tababar loo qabtay shaqaalaha waaxda Dabdamiska

0
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa...

Shirweynaha waxbarashadda Qaran oo maanta muqdisho ka furmay

0
Wasaaradda waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta sare XFS ayaa maanta daah furaysa shirweynaha waxbarashadda Qaranka ,kaas oo socon doono mudda 5-maalmood ah islamarakana uu daah...

Wasiirka Caddaalada oo la kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

0
Wasiirka wasaaradda caddaaladda iyo Dastuurka Soomaaliya Mudane, Xasan Macalin Maxamuud ayaa la kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Anita Kiki...

30 ruux oo lagu la’yahay dooni ku qallibantay badda mediterraneum

0
Illa 30 qof ayaa la la’yahay, 17 kalena waxaa laga soo badbaadiyay bartamaha badda Mediterranean-ka, kadib markii doonidii ay la socdeen ay ku degtay...

Maxkamadda ciidamda Qalabka sida oo toogasho ku fulisay askar ka tirsan dowladda

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa aroornimadii hore ee saakay xukun dil toogasho ah ku fulisay askar katirsan dowladda oo horay  loogu xukumay dila toogasho...

Hawlgal ay ciidanka Danab iyo kuwa Jubbaland ka fuliyeen Jubada hoose oo lagu dilay...

0
Hawgalkan qorshaysan oo ay sameyeen ururka 5-aad guutada 16-aad  ee ciidanka Kumandoosta Danab ayaa ka dhacay meel u dhow tuulada Miido oo 26-KM u...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay ku xigeenka danjiraha Suudaan u fadhiya Soomaaliya

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Danjiraha Jamhuuriyadda Sudan u fadhiya Soomaaliya...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la yeeshay Danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

0
Wasiirka Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta waxaan kulan miro dhal ah la qaatay danjiraha Shiinaha u fadhiya Somaaliya Mudane  Fei...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan la yeeshay guddiga dib u eegista iyo hirgelinta dastuurka

0
Wasiirka cadaaladda iyo Arrimaha dastuurka XFS  Xasan Macalin Maxamuud ayaa kulan la qaatay Guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta dastuurka. Xubnaha Guddiga ayaa wasiirka...

Wasiirka ganacsiga XFS oo a furay shir looga hadlayo hirgalinta hanaanka casriga ah ee...

0
Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ka furay shir looga hadlayo hirgalinta hanaanka casriga ah ee diiwaangalinta ganacsiga, kaas oo...