Qaar ka mid Goobaha lagu barto Qur’aanka Kariimka oo dayac fara badan uu ka...
Aaska-aaska nolosha carruurnimada Soomaalida waa waxa ay waligeedba ahayd mid barashada Qur’aanka Kariimka muhiimad gaar ah lagu siiyo, waana sababta adduunyadu ugu taqaanno “...
Dufcadii 16-aad ee ka tirsan ciidanka Booliiska oo tababar loogu qaaday dalka Jabuuti
Afhayeenka ciidamada Booliska Col. Sadiiq Doodishe oo la hadlay wakaaladda wararka qaranka Soomaaliyeed SONNA ayaa sheegay in maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle laga sagootiyay...
Doorashada Goleyaasha deegaanka puntland oo la mudeeyey
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne oo ku saabsan qabashada Doorashada Golaha deegaanka Maamulkaas.
Madaxweynaha ayaa si rasmi ah...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada XFS oo soo xiray tira-koobka Shaqaalaha Rayidka Dawladda
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha guddiga kor-jogteynta tirakoobka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali ayaa soo gabagabeeyay tirakoobka...
Doorashada kursi kamid ah golaha Shacabka oo maanta lagu qabtay Baydhabo
Guddiga KMG ee doorashooyinka ayaa maanta Baydhabo ku qabtay doorashada kursiga tirsigiisu yahay GSH #176
Doorashada korsigan ayaa waxa ku tartamay labada murashax ee kala...
Xildhibaan Xusul”Horjoogayaasha Maleeshiyaadka khawaarijta wali waxay haystaan fursad ay iskusoo dhiibi karaan”
Xildhibaan Cabdirisaaq Aadan Warsame Xusul kana mid ah Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay guulaha ciidamada xoogga iyo kuwa degaanka...
Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo howl fiican qaatay (WARBIXIN)
Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya waxa uu sanadkaan meel mariyay dhowr Hindise sharciyeed oo ay ka mid yihiin seddex Hindse-Sharciyeed oo muhiim u ah...
Khawaarijta Al-shabaab oo ku jabay dagaalka tooska ah
Kooxda Khawaarijta Al-shabaab ayaa ku jabay dagaalka tooska ah ee ay la galeen ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya xoogagga dib u xoreynta, waxaana Alle...
Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray la dagaallanka burcadda iyo xoojinta Amniga Caasimada
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ee Shirka Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir,...
Agaasimaha Isbitaalka Martiini oo faah faahin ka bixiyay dab ka kacay Isbitaalkaasi
Dab damiska Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku guulleystay in la damiyo dab xooggan oo galinkii dambe ee maanta ka kacay Isbitaalka Demartino ee Magaalada...










