Taliyaha Hay’adda NISA oo ka tacsiyeeyay geerida Generaal Darwiish
Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka...
Wasiirka Beeraha XFS oo Costa Rica uga qayb galay Shirka Qaaradaha Afrika-Latin Amerika ee...
Wasiirka Wasaarada Beeraha & Waraabka JFS Mudane Siciid Xuseen Ciid ayaa dalka Costa Rica uga qayb galay shirka iskaashiga Wasiirada Beeraha Africa iyo Latin...
Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa ATMIS qeybtooda Baraawe oo hawlgallo ka dhan ah Alshabaab...
Ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan ururka 25-aad, guutada 6-aad ee qeybta 60-aad iyo kuwa ATMIS qeybtooda Baraawe oo iskaashanaya ayaa howlgallo qorsheysan oo ka...
Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka oo booqday dadkii ku waxyeeloobay qaraxii Marka
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshir (Abshirow) oo ay wehliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa maanta booqday qaar...
Wasiir Wasaaradda Kaluumeysiga XFS oo maanta si rasmi ah u furay shirka wadamada ku...
Wasiir Wasaaradda Kaluumeysiga XFS Mudane Abdulahi Bidhan Warsame ayaa manta si rasmi ah u furay shirka wadamada ku midoobay Urur goboleedka IGAD kaas oo...
Baanka adduunka ayaa Soomaliya ugu deeqay $100 milyan oo Dollar.
Baanka Adduunka ayaa Soomaliya ugu deeqay $100 Miyan oo Dollar taas oo ah kabka Miisaaniyadda wasiirka wasaaradda Maaliyadda XFS oo heshiiskan saxeexay ayaa Baanka...
Ciidanka Xoogga oo howlgallo nabad sugid ah ka wada Baay
Ciidamada xoogga dalka ee ku sugaan gobolka Baay ayaa howlgallo lagu baacsanaayo kooxda Al-shabaab, waxa ay ka wadaan degmooyin ka tirsan gobolada Bay.
Saraakiisha Koonfur...
Ciidanka Xoogga oo howlgallo nabad sugid ah ka wada Baay
Ciidamada xoogga dalka ee ku sugaan gobolka Baay ayaa howlgallo lagu baacsanaayo kooxda Al-shabaab, waxa ay ka wadaan degmooyin ka tirsan gobolada Bay.
Saraakiisha Koonfur...
Wasiirka Garsoorka Koofur galbeed oo ku dhintay qarax ka dhacay Beydhabo
Wasiirka Wasaaradda Garsoorka iyo cadaaladda ee Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Xasan Ibraahim Lugbuur ayaa manta ku dhintay Qarax bam oo ka dhacay magaalada Baydhabo...
Wasiirka Awqaafta XFS oo xaflad sagootin ah u sameeyay xujeey Soomaaliyeed
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Somaaliya Mudane Cumar Cali Rooble iyo madaxa Qunsuliyadda Somaaliya ee magaalada Jiddah Cabaas Maxamuud Diiriye ayaa ka qayb...