Wararka Gudaha

Ciidanka xoogga dalka oo gacanta ku dhigay Horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

0
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka ee ku sugan Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay sedax Horjooge oo ka tirsan Khawaariijta. Dhowrkii...

Madaxweyne Laftagareen oo guddoomiya shirka Golaha Amniga Koonfur Galbeed

0
Madaxweynaha Dowlada goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa guddoomiyey maanta shirka shirka Golaha Amniga Koonfur Galbeed Shirka ayaa lagu gorfeeyey xaaladda Amni...

TAARIIKH NOLOLEEDKII QORAA SARE CIISE FAARAX MAXAMED

0
Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi raajicuun Alle how naxariistee marxuum Qoraa Sare Ciise Faarax Maxamed wuxuu ku dhashay gobolka hiiraan magaala madaxdiisa beled weyne...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Kusimaha Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobe...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Kusimaha Wakiilka Gaarka...

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo soo saaray Awaamir lagu go’doominayo goobaha Khawaarijtu joogto Koofurta Beledweyne.

0
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ku dhawaaqay go’aano ka dhan ah gaadiidka ka shaqeeya deegaanada dhaca jiinka wabiga Shabeelle ee u...

KUUMA AANAN GUURSANIN INAAN KULA CIYAARO

0
Waxay is guursadeen sheeko jaceyl oo qurux badan kadib, labo todobaad markay wada joogeen ayuu ninkii u soo toosay si uu shaqo tago. Musqusha ayuu aaday si...

MAGAALADA MUQDISHO OO AY KU SOO BADANAYAAN GOOBAHA DUMARKA LAGU QURXIYO

0
Magaalada muqisho waa caasimada dalka waana magaalo martigalisay in kabadan afar malyan oo shacab ah waana magaalo u roon midka wax haysta iyo midka...

HAL ABUURKA WAX SOO SAARKA LEH

0
Hal abuurka wax soo saarka leh Marka la doonayo dal iyo dad in la horumariyo waa in la helaa hal abuur ku saabsan ganacsi...

DHAQ-DHAQAAQA GANACSIGA MUQDISHO

0
Muqdisho oo ah caasimadda soomaaliya ayaa ku howlan ganacsi noocyo kala duwan leh una kala baxa qeybo badan oo aan la soo koobi Karin...

KHAWAARIJTU WAXAY MALEEGAYEEN AYAY KU HALAAGMEEN (WARBIXIN)

0
Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya Bulshada Deegaanka, ayaa habeen hore fuliyay hawlgal aad u culus aadna loo qorsheeyay, kaasi oo dhaawac aad u weyn ...