Wararka Gudaha

Wasiirka warfaafinta XFS oo faah faahin ka bixiyay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran uga furmaya...

0
Wasiirka warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay shirka madasha...

Madaxweyne Qoor Qoor oo si weyn loogu soo dhoweeyay Baydhabo

0
Baydhabo- Madaxweynaha dowladda gobolleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimadda ku meel gaarka ah ee  dowladda gobolleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Madaxweynaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baydhabo

0
Baydhabo- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uu ka furamayo Shirka...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Ku-xigeenka Safiirka Britain ee Soomaaliya

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Ku-Xigeenka Danjiraha Britain u fadhiya Soomaaliya...

Madaxweynaha JFS oo madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha dalka Shiinaha

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada Qaranka ku qaabilay safiirka dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Amb. Fei Shengchao. Madaxweynaha iyo Danjiraha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan sagootin ah la qaatey Madaxa UNDP ee Soomaaliya

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa magaalada Muqdisho kulan sagootin ah kula qaatey Madaxa Xafiiska Horumarinta...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray magaalada Baydhabo

0
Baydhabo- Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Magaalada Baydhabo Caasimada KMG ah...

Ra’iisul wasaare Xamse oo si diirran loogu soo dhoweeyay Baydhabo

0
Baydhabo- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ee Magaalada Baydhabo kusoo dhoweeyey Wafdi uu Hogaaminayo...

Ciidamada Qaranka oo howlgal lagu soo qabtay maandooriye iyo hub ka sameeyay duleedka Balcad

0
Balcad- Cutubyo ka tirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, NISA iyo Booliska maamulka Hirshabeelle ayaa deegaanka Ceelcadde oo hoos taga degmada Balcad kusoo qabtay shan...

Dowladda Soomaaliya oo Markab sida shixnad gargaar kala wareegtay Imaaraadka Carabta

0
Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta safiirka Soomaaliya u jooga dalka Imaaraat- ka carabta, Axmed Jumca Alrumeyth kala wareegay markab...