Hay’adda duulista oo war ka soo saartay shilkii maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha Muqdisho By osman Dhiblawe - July 11, 2023 FacebookTwitterPinterestWhatsApp War-saxaafadeed ka soobaxay hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa looga hadlay shilka diyaaraddii maanta ee garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho.