Wararka Gudaha

Sheekh Aadan Madoobe” Ilmaha beenta loo sheegay ee isqarxinaya iyo ciyaal weerada aqoontaa ku...

0
Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka hadlay ahmiyadda ay waxbasrahada u leedahay Bulshada, qeyb...

ALAABAHA DHACAY AMA KU DHOW DHICISTOODA SIDEE LAGU OGAAN KARAA?

0
Magaalada Muqdisho waxaa ku arkeysaa dukaamada ku yaala inta  badan alaabo waqtigooda dhicitaanka ay Ka harsan yihiin oo kaliya maalmo kooban, bilooyin sidoo kale...

BAQIILNIMADA WAXA AY LEEDAHAY DHIBAATO BAAHSAN

0
Maalin maal maha ka mid ah ayuu oday soo Gatay hilib geel ,wuxuuna ooridiisii ka codsaday inay u kariso hilibka geele oo uu suuq...

SHEEKADII ADEEGTO (QEYBTII 10-AAD)

0
Sidaa daraaddeed lama oran karo dhar bay qabtaaba. Iyadoo sida u suxud la’ oy hahayaan aad iyo aadna ay u fiigsan tahay ba libaaxiiyoo...

ABAAL DARRADII ABEESADA

0
Abeeso ayaa rag badan soo cuntay isla markas ayey soo carartay  waxaana ka horyimid nin shiikh ah  waxaana ku tiri shiikhoow I bad baadi ...

XAGGEED KU QUBTAA QASHINKAAGA

0
Qashinku waa saqda ka soo hartay wixii la isticmaalay, Qashinku maahan wax dib loo isticmaali karo, qashinka maadama uu san lahayn qiimo iyo waxtar,...

XAB XABKA AMA QARAHA OO LA SHEEGAY IN UU KELIYAHA U ROON YAHAY

0
Xabxabka ama Qaraha waa dalaga ugu biya badan ee miraha aynu beero, boqolkii ba 90 waxaa la sheegay in uu yahay biyo. Beerashadiisa ayaa...

) SHUBAN BIYOOD (CHOLERA

0
Maxaa keena shuban biyoodka? Bakteeriyada aynu kor ku soo xusnay ee keenta shuban biyoodka waxa ay soo raacdaa cunada iyo biyaha wasakhaysan kuwaas oo ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay horumarka laga gaaray dagaalka Khawaarijta lagula jiro

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay Khubad ka jeediyay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka...

Wasaaradda dhallinyarada XFS oo wada qorshe lagu soo bandhigayo siyaasadda ka hortagga Maandooriyaha

0
Wasaaradda Dhallinyarada iyo cayaaraha XFS ayaa meel gabo-gabo ah marinaysa siyaasadda qaran ee la dagaalanka iyo ka hortagga Maandooriyaha (Daroogada ) oo faro Kulul...