Wararka Gudaha

Guddiga doorashada xubnaha Somaliland oo shaaciyey dib u dhac doorasho

0
Qoraal ka soo baxay guddiga hirgelinta doorashooyinka senatorrada Aqalka Sare ee Somaliland ayaa lagu shaaciyey in dib u dhac uu ku yimid doorashada xubnaha...

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay wafdi ka socda Beesha caalamka

0
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, ergayga qaramada midoobey ee Soomaaliya James Swan iyo wafdi...

Muhiimadda Dekadda Kalluumeysiga Hobyo u leedahay Bulshada deegaanka

0
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa bogaadiyay cid walba oo gacan lixaad leh ka geysatay...

Jaamacadda Accord iyo hey’adda UNASOM oo Arday u soo gabagabeeyey tababar lagu baranayey isbadalka...

0
Tababarkaan oo lagu baranayay isbadalka Cimilada ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Hey’adda UNASOM iyo Jaamacadda Accord Ee magaalada Muqdisho. Tababarkaan ayaa waxaa ka qeybgalay qubaro...

Waa muhiim in la tixgaliyo Tallooyinka bulshada ee dhinaca dib -u -eegista dastuurka

0
Marka laga yimaado dastuurka Eebe,ee loo jideeyay in lagu maamulo dunidan,waxaa jira nidaam sharci oo macmal ah ama ay sameeyaan aadaha,kaas oo shucuubta caalamka...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MUWAADINIINTII KU SHAHIIDAY QARAXII MAGAALADA MUQDISHO

0
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MUWAADINIINTII KU SHAHIIDAY QARAXII MAGAALADA MUQDISHO Muqdisho, Sebteembar 25, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa...

Ergayga Geeska Afrika ee xasilinta iyo nabadeynta oo ka baaqday safar uu ku imaan...

0
Wafdiga Madaxweynihii hore ee dalka Nigeria Olusegun Obasanjo oo lagu waday inuu maanta soo gaaro dalka ayaa baaqday,waxaana la filayaa maalinta beritto oo Axad...

MW Maamul GOBALEEDKA PUTLAND SACIID C/ALLAHI DANE IYO GUDIGA UQAREEMIDA KOONTDA HAWEENKA OO KULAN...

0
Wargeyska Dalka-Madaxweynaha Maamul Gobaledka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo kulan laqaatay guddiga u qareemayasha Kootada Haweenka ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxa uu ku...

Wasaaradda haweenka iyo Xuquuqul insaanka Galmudug oo maanta kualan ku qabatay magaalada Dhuusamareeb

0
Wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb ku qabatey kulankan oo ku saabsanaa isku duwidda ururinta macluumaadka, lagu faafinayo...

AMMAANKA GOBOBALKA BARI OO LAGA SHIRAY.

0
Kulankan ayaa waxaa isugu tegay guddiga amniga Gobalka Bari madaxda ciidanka booliska, saraakiisha ciidamada. Kulanka oo ahaa wejigii labaad ee shir noociisa oo kale ah...