Dhimashada dadka reer Gaza oo kor u dhaaftay 8-kun
Duulaanka dhimashada badan ee Israaโiil ayaa weli ka socda Daanta Galbeed ee la haysto halkaas oo tirade dhimashada ay sii mareyso in ka badan...
๐๐ฎ๐ป๐ธ๐ถ๐ด๐ฎ Ziraat Katฤฑlฤฑm ๐ฒ๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ง๐๐ฟ๐ธ๐ถ๐ด๐ฎ Oo ๐น๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ธ๐ฎ ๐ณ๐๐ฟ๐๐ฎ๐ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ
Waxaa maanta magaalada Muqdisho Lagu qabatay Munaasabad lagu daah-furay Bangigii ugu horeeyay ee laga leeyahay dalka dibadiisa gaar ahaan Dalka Turkiga oo lagu magacaabo...
Duqeymo weli ka socda Gaza iyo Xamaas oo shuruud xabbad-joojin ah ku xirtay maxaabiista...
Iyadoo ay sii socdaan duqeymaha Israaโiil ay ku hayso bartilmaameedyada Qasa,ayaa masโuul u hadlay Xamaas waxa uu sheegay in aan la sii deyn doonin...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo si kulul uga hadlay duqeymaha Israaโiil ay ku...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antรณnio Guterres ayaa si baโan u dhaliilay ย duqeymaha joogtada ah ee Israaโiil ay ku hayso Marinka Qaza, sida ay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Xoghayaha Joogtada ee Ururka Iskaashiga Islaamka
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac ayaa Magaalada Jiddah ee Dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Xoghayaha Ururka Iskaasdhiga Islaamka Dr Xuseen...
R/Wasaaraha Ingiriiska oo maanta booqanaya Masar
Raโiisul wasaaraha Dalka Ingiriiska Britain Rishi Sunak ayaa maanta u safraya Dalka Masar si uu wadahadallo ku saabsan xaaladda Israaโiil iyo Gaza ula yeesho...
Madaxda Gobolka Banaadir oo ka qeybgalay sanadguuradii 10-aad ee dib u howlgalinta cisbitaalka Erdogan...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo xubno kale oo ka socday maamulka cisbitaalka Erdogan,safiirka Turkiga iyo marti...
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo gaaray magaaladda Xudur ee Xarunta gobolka Bakool
Xuddur:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo wafdi wasiiro iyo xildhibaano uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow soo...
Haniya: Iska caabintu way sii socon doontaa ilaa Gumeesiga uu ka baxo dhulkeena xurmada...
Madaxa Xafiiska Siyaasadda dhaqdhaqaaqa wax iska caabbinta Islaamiga ah ee Xamaas, Ismaaciil Haniya, ayaa sheegay in xasuuqii ay Ciidamada Israโiil ka geysteen Isbitaalka magaalada...
Wasiirka Cadaaladda oo ka qeyb galay Shirka Gollaha Cadaaladda Carabta
Wasiirka Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq uga qeyb galay fadhiga 39-aad ee Gollaha Cadaaladda...










