Wararka Dibadda

Dhaqdhaqaaqa Ururka Xamaas oo sharuud ku xirtay cid kasta oo dooneysa in ay dhexdhaxadiso...

0
jihaadiyiinta Xamaas ee reer Falastiin ayaa sheegay in cid kasta oo dooneysa in ay dhexdhaxadiso Falastiin iyo Isra’iil, ay marka hore tahay in ay...

Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda oo shir aaladda fogaan araga kaga qeybgalay Golaha Jaamacadda...

0
Muqdisho, May 11, 2021 - Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balaal Maxamed Cusman, ayaa maanta oo Talaado ah ka qeyb galay...

Ururka Jaamacadda Carabta oo kulan ka yeelanaya dadkii lagu wax yeeleeyey Masjid Al-aqsa

0
Kulanka Wakiillada Joogtada ah ee Golaha Ururka Jaamacada Carabta ayaa lagu wadaa inuu maanta ka dhaco Xarunta ururka Jaamacada Carabta Magaalada Qaahira...

Warar cusub oo ka soo baxaya Gantaalkii Shiinaha

0
Gantaalkii Dalka Shiinaha ee dunida cabsi geliyey ayaa kusoo dhacay badweynta hindiya goob ka tirsan biyaha jasiiradda Maldives, warbahahinta Shiinaha oo soo xiganaysa xafiiska...

QM oo soo dhoweeysay soo celinta Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya

0
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhaweeyey Doorka Dowladda Qatar ay ka qaadatay soo-celinta Xiriirka Diplomaasiyadeed ee u dhexeeyey Dowladaha Soomaaliya...

Madax ka kala socota Dowladaha ku midoobay G7 oo shirk ku yeeshay London

0
Wasiirada Arrimaha dibadda wadamada loo yaqaano G7 ayaa kulankooda diiradda ku saaray dhaq dhaqaaqa Ruusha uu kawado Ukraine, xaaladaha Iiraan, Shiinaha iyo Bariga Africa Shirkaan...

Golaha Maamulka Kumeel gaarka ah ee Suudaan oo la kulmay Wafdi ka socday...

0
Golahan oo uu horkacayo Jeneral C/Fataax Al- Burhaan oo ah Madaxa Golaha kumeelgaarka ah ee hoggaanka Siyaasadda Suudaan ayaa la kulmay Maanta xubno ka...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE ITOOBIYA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Itoobiya u qaabbilsan Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi...

Shil Dooni oo ka dhacay dalka Bangladesh ayaa sababay dhimasho tira badan

0
26 qof ayaa ku dhimatay dooni ku qallibmantay wabiga Padma ee mara  gobolka Madaripur, oo 63 km u jirta caasimadda dalka Bangladesh ee Dhaka. Taliyaha...

Dalalka Iran iyo Ciraaq oo iska kaashanaya dhanka Tamarta

0
Wasiirka Tamarta Iran Ardakanian ayaa isaga oo ka hadlaya shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen dhigiisa Dalka Ciraaq Hantoush, wuxuu...