Siyaasadda

Wasiirka gargaarka KG Soomaaliya oo booqday goobo muhiim ah oo ku yaalla degmada Xuddur

0
Wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka maamul goboleedka koofur galbeed Soomaaliya Cabdinaasir Cabbdi Caruush oo safar shaqo ku jooga magaalada Xuuddur ayaa soo Indha-indheeyay...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha oo booqday xarumo amni oo ku yaalla dalkaas

0
Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha Cawaale Cali Kulane, ayaa magaalada Beijing kula kulmay madaxa Jaamacadda Booliska ee dalka shiinaha Ma Jinqi. Laba mas’uul ayaa waxay...

Ra’isul wasaare Rooble oo kulan la yeeshay guddiga qoondada haweenka

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, oo habka fogaan aragga kulan kula yeeshay Guddiga Xaqiijinta Qoondada haweenka ee Goleyaasha BFS, waxaana ku bogaadiyay...

Guddiga hirgellinta doorashada K/G oo UNSOM kala wareegay qalabka doorashada

0
-Guddiga hirgellinta doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta qalabka Doorashada kala wareegey hay’adda UNSOM xafiiskeeda Baydhabo, kaas oo isugu...

Madaxweyne Lafta-gareen oo maanta dalka dib ugu soo laabtay

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo safar ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweyne Lafta-gareen...

Qaar ka mid ah Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo Kismaayo u ambabaxay

0
Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullahi Abyan Nuur iyo wafti uu horkacayo ayaa saaka ku wajahan Dowlad Goballeedka Jubbaland. Xubnahan Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka...

WararkaGudaha Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida oo magacaabay saraakiil baaraya kiiska Ikraan

0
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Genaraal Cabdullaahi Buulle Kamay ayaa u magacaabay Sadax Sarkaal oo ka kala Socda Xafiiska Xeer ilaalinta, Booliiska...

Maamulka Gobalka Banaadir oo shaaciyay xiliga la qabanayo Cayaarta Finalka ee Horyaalka Kubadda Cagta...

0
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar Kulan kula qatay Taliska...

Dowladaha Labada Kuuriya oo dib u furayo khadadka isgaarsiinta ee ka dhaxeeyay labada Dal.

0
Labada Kuuriya oo ku heshiiyay inay soo celiyaan xiriirkii ka dhaxeeyay Kuuriyada Waqooyi ayaa ku dhawaaqday subaxnimadii hore ee saakay in dib loo furayo khadadka...

Horumarrada laga sameeyay howlaha doorashooyinka ee uu hormuudka ka yahay Ra’iisul Wasaare Rooble

0
Horumarrada laga sameeyay howlaha doorashooyinka ee uu hormuudka ka yahay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. May 27 2021: Waxaa la saxiixay heshiiiskii Golaha Wadatashiga Qaranka...