Siyaasadda

Wasiir Fiqi oo Muqdisho kusoo dhaweeyay Xoghayaha fulinta IGAD

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa goor-dhow garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay Xoghayaha fulinta Urur gobaleedka IGAD Dr’ Workneh Gebeyehu. Ujeedka...

Boliiska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay nin lagu soo eedeeyay dil

0
Ciidanka Boliiska gobalka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane CabdiCasiis Cismaan Maxamed (Sadaam) oo loo haysto inuu ceego ku dilay Marxuumad Maa’iddo Maxamed...

Ra”iisulwasaare kuxigeenka oo furay Shirweynaha Dalxiiska Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta daahfuray Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka...

Wasiirka Amniga XFS oo furay shirka Qorshaha shanta sanno ee Haya’adda Socdaalka

0
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa furtay shirka isku-xirka Howlaha iyo Fulinta Qorshaha shanta sano ee soo socoto kaas oo lagu qabtay magaalada Muqdisho...

Shidaalka ugu horreeya oo laga qodi doono Mareeg ilaa Hobyo (WARBIXIN)

0
Sannadkii 2020-kii, shirkadda sahaminta ee Norway, TGS, ayaa ku qiyaastay in qeyb ka mid ah badda Soomaaliya uu ku jiro keyd Saliid oo ku...

Shirka Dalxiiska Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

0
Waxaa goordhawed Muqdisho ka furmaya shirweynaha Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda, shirkadaha dalxiiska iyo marti sharaf kale. Shirkaan...

Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

0
Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug, Mudane Ali Dahir Eid, oo dhawaan u joogay Muqdisho howlo shaqo, ayaa la kulmay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya, Ahmed bin...

Xildhibaano ka tirsan BJFS oo ka qeyb galaya shirka caalamiga ah ee dhalinyarada baarlamaanada...

0
Xubno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galaya Meertada 10aad ee shirka caalamiga ah ee dhalinyarada baarlamaanada Adduunka, kaas...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Baydhabo ku guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shirka Wasiirrada  Golaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed oo ka qabsoomay magaalada Baydhabo. Shirka ayaa...

Siihayaha Cusub ee Safaaradda Soomaaliya ee Suuriya oo si rasmi ah xilka ula wareegay

0
Siihayihii hore ee Safaaradda Soomaaliya ee Suuriya, Mudane Farhan Abdi Gurhan, ayaa maanta xilka si rasmi ah ugu wareejiyay siihayaha cusub ee Safaaradda, Mudane...