Siyaasadda

Wasiirka Arrimaha Dibedda oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Qaahira

0
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa Booqasho kormeer ah ku tagay Safaaradda J.F.S ee Qaahira, Wasiirka ayaa u...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo qaabbilay madax ka socota WFP Soomaaliya

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Cali Yusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay  madaxda iyo kuxigeenka xafiiska...

Bandhigga hal-abuurka fursadaha haweenka Soomaaliyeed ee kalluumeysiga oo lagu qabtay Muqdisho

0
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee XFS, Axmed Xasan Aadan ayaa sheegay in ay dowladdu hiigsanayso horumar ballaaran haddii ay haweenku la...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gaaray Magaalada Baydhabo

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo  ku tagay magaalada Baydhabo, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Danjiraha Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mudane Pier Mario Dacò Coppi,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax Dhigay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane, Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhagax dhigay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya, taas oo qeyb ka ah dedaallada Xukuumadda...

Wasaaradaha Awqaafta XFS iyo Hirshabeelle oo wacyi gelin ka wada Shabeellada dhexe

0
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo kaashaneysa Wasaaradda Awqaafta Hirshabelle ayaa wejigii labaad ee wacyi gelinta ka hortagga iyo la dagaallanka fikirka Xagjirka...

Wasiirka arrimaha dibedda XFS oo gaaray Qaahira

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Mudane, Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta gaaray Magaaalada Qaahira ee Dalka Jamhuuriyadda Carabta Masar. Wasiir Fiqi ayaa halkaasi kaga...

Wasiiru dowlaha Caafimaadka oo kulan la qaadatay xubno ka socda WHO

0
Wasiiur Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka XFS Drs. Maryama Maxamed Xuseen ayaa xafiiskeeda ku qaabbishay wafdi ka socday Ururka Caafimaadka Adduunka ee (WHO). Wafdiga oo ka koobnaa...

Golaha Shacabka oo ka dooday Hindise Sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka Soomaaliyeed

0
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kulankooda 20-aad ee kalfadgiga shanaad, waxaana kulanka shir guddoominayay...