Wararka

Maamulka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta koonfur Galbeed oo ku baaqay in caruurta laga ilaaliyo...

0
Maamulka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta koonfur Galbeed ayaa deeq kutubbo Qur’aan ah u qeybiyay qaar kamid ah ardayda wax ku barta Madaarista Qur’aanka...

Wasiir Axmed Fiqi iyo maamulka Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay xaflad loo sameeyay...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi iyo xubno kale ayaa ka qeyb galay casho sharaf loo sameeyay qaar kamid ah culimada...

Wasiir Daa’ud Aweys oo dalka Rwanda uga qeyb galay Shirka Golaha Dalxiiska Adduunka

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Daa’ud Aweys Jamac ayaa dalka Rwanda waxaa uu kaga qeyb galay Shirka Golaha Dalxiiska...

Wabiga Jubba oo ku fatahay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Gado

0
Doolow:- Wabiga Jubba ayaa ku fatahay qaar ka mid ah degmooyin ka tirsan gobolka Gado sida degmada;  Doolow, Baardheere, Luuq iyo Buurdhuubo, taas oo...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga RecepTayip Erdogan ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Istanbul, waxayna...

2 caruur ah ayaa ku dhimatay halka ay 3 kale ku dhaawacmeen kaddib Roobab...

0
Boosaaso:- Inta la xaqiijiyey laba caruur ah ayaa ku dhintay halka ay ku dhaawacmeen saddex kale kaddib markii roobab xoogan ay ka da’eedn degmada...

Maxkamadda CQS oo xukunno kala duwan ku riday Sheegow & maleeshiyo uu watay

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukunno kala duwan ku riday Sheegow iyo Maleeshiyo uu watay, iyada oo Maxkamaddu ay ku riday xukunno isugu...

Wasiirka Cadaaladda oo sheegay in xilligaan lagu soo duulay diinta & dalka

0
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macalin Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyey munaasadda siyaarada Sheekh Cabdulqaadir Jeylaani ayaa sheegay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa: Xamaas argagixiso ma ahan, waa Urur xoreynayo dhulkooda

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dhaqdhaqaaqa Xamaas aanu ahayn urur argagixiso, uuna yahay Urur xoreynayo dhulkooda,...

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo kulan la yeeshay Cali Jayte Cismaan

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA ku qaabilay u qeybsanaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha...