Maxkamadda CQS oo xukun ku riday Sarkaal Danab ahaa oo loo haystay falal Argagixisanimo
Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ayaa maanta xukun ku riday, Labo Xidigle Mucaawiye Cumar Cusmaan Waasuge kaas oo loo soo xiray ka mid ahaanshaha Khawaarijta...
Muqdisho oo maanta laga daahfuray tartanka Qur’aan akhriska ee heer Qaran
Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u furay tartanka Qur’aan akhriska ee heer Qaran.
Munaasabadda furitaanka waxaa ka...
Shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay amniga iyo howlgallada lagu ciribtirayo Khawaarijta
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay amniga dalka iyo howlgallada lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah ee...
Saacadihii u dambeeyay Israel oo Gaza ku dishay 100 ruux
24-kii saac ee la soo dhaafay In ka badan 100 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay Gaza,kadib markii ciidamada Israel ay weerareen dhowr goobood oo...
Safiirka JFS u fadhiya dalka Masar oo daah-furay tartanka Koobka Ramadaanka ee Jaaliyadda
-Safiirka JFS ee Masar ahna Wakiilka Joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa shalay Galabta daah-furay tartanka Koobka Ramadaanka ee...
Tartamayaasha Degmada Aadan-Yabaal oo u gudbay wareegga 2-aad
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 10- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Aadan-yabaal,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada...
Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda federaalka Soomaaliya
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo wadahadal kula yeeshay Asmara Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, oo ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga...
Golayaasha Baarlamanka oo maanta ka dooday cutubka 4-aad ee Dastuurka oo dib u eegis...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan ku-xigeennada labada aqal ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka...
Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka sanadlaha ah ee Midowga Yurub
Addis Ababa- Dowladda Soomaaaliya ayaa si rasmi ah loogu casumay ka qayb galka shirka sanadlaha ah ee Midowga Yurub oo looga hadlo ilaalinta iyo...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo kormeeray degaanno dhowaan laga saaray khawaarijta
Taliyaha Ciidanka Dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed sarreeye guuto; Dayax Cabdi Cabdulle ayaa kormeeray deegannada laga saaray kooxda khawaarijta ee Janbaluul, Daniga baallow, Baqdaad iyo...










