Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabbilay madaxa hay’adda UNHCR ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Madaxa Hey’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay (UNHCR) Xafiiskeeda Soomaaliya Mr. Charles...
Kulanka labada Aqal ee BFS oo goor dhow furmay
Kulanka wada-jirka ah ee labada aqal ee Baarlamaanka JFS oo goor-dhow furmay ayaa maanta lagu wadaa in la soo gabagabeeyo guud ahaan doodda wax...
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo dhiirraglin ugu tagay Ciidamada ku sugan Daaru-Nimca
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo booqday kummanaan Ciidanka dowladda ah oo ku sugan Daarul-nimca,Ciidanka ku sugan halkaa, ayaa ah guutada 19aad ee Gumac...
Tartamayaasha Degmada Caabudwaaq oo u gudbay wareegga 2-aad
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 12- dhibcood oo ay guushii ku raacday Degmada Caabudwaaq,halka kooxdii ku tartameysay...
Soomaaliya iyo Sweden oo iska kaashanaya hannaanka hantidhowrka Qaran ee labada dal
Hantidhowraha Guud ee JFS Abukaate; Axmed Ciise Guutaale ayaa magaalada Nairobi kulan kula yeeshay Khuburo iyo madax ka socota Xafiiska Hantidhowrka Qaranka ee Sweden...
Taliska Ciidanka ilaalinta deegaanka Xamar oo ka digay ka ganacsiga maandooriyaha
Taliyaha howlgelinta Ciidanka ilaalinta deegaanka Xamar Sharma’arke Caddow Tuur-Yare ayaa sheegay in dowladda hoose ay ka go’an tahay la dagaallanka maandooriyaha.
Taliyaha oo saxaafadda kula...
Guddiyada Haweenka labada aqal ee Baarlamaanka oo la kulmay Haweenka bulshada rayidka Soomaaliyeed
Guddiyada Haweenka labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa xalay kulan is xog-waraysi ah la qaatay Haweenka bulshada rayidka Soomaaliyeed.
Xubnaha Guddiyada Haweenka labada...
Taliyaha cusub ee guutada Abuu Dujaana oo xilka la wareegay
Taliye ku xigeenka ciidanka dhulka Jeneral Cabdullaahi Aaden (Cirro) ayaa xilka u kala wareejiyey taliyihii hore ee ciidamada guutada 27-aad ee Abuu Dujaana Gaashaanle...
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulanka guud ee labada aqal
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 27-aad ee wadajirka ah ee labada...
Baarlamaanka labada Aqal oo ka doodaya cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG ah
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo wehliyaan ku-xigeennada labada aqal ayaa shir guddoomiyay kulanka 27-aad ee...










