Wasiirka Cadaaladda XFS oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane, Xasan Macallin Maxamuud iyo Kuxigeenkiisa Mudane, Axmed Cabdiraxmaan Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Wakiilka...
Ciidanka Xoogga oo in ka badan 30 khawaarij ah ku dilay shabeellada hoose
-In ka badan 30 Khawaarij ah ayaa lagu dilay howlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qalabka sida iyo saaxiibbada caalamka, kaasi oo ka dhacay deegaannada...
Taliyaha CXD oo faahfaahin ka bixiyay howlgallo culus oo ka socda gobollada dalka
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal ; Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgallo culus oo gobollada dalka ka bilowday.
Wuxuu sheegay taliyuhu in ciidamada...
Tartamayaasha Degmada Laascaanood oo u gudbay wareegga 2-aad
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 10- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Laascaanoon,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada...
Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay qeybo ka mid gobolka Banaadir
Hay’adda SoDMA ayaa markale deegaanka Garasbaaleey degmooyinka Xamar-jajab iyo Howlwadaag waxa ay gargaar ugu qaybisay 13,900 oo qoys oo iskugu jira danyar, barakacyaal iyo...
Ciidanka dowladda oo howlgallo la dhanka Khawaarijta ka sameeyey gobolka Mudug
Ciidanka dib u xoreynta deegaanka ee ka howlgala aagga degmada Xarardheere ayaa saakay qaaday howlgallo ay dhowr deegaan uga sifeeyeen maleeshiyaadka Argagixisada ah, si...
Madaxweynaha Jubbaland oo soo xiray tartanka Qur’aanka kariimka ah ee bisha barakaysan ee Ramadan
Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa masjidka Madaxtooyada kusoo xiray tartanka quraanka kariimka ah ee bisha barakaysan ee Ramadan.
Tartankan oo ay sanadkii 13aad...
Soomaaliya oo qeyb ka ah shir ka dhacay UK kaas looga hadlay arrimaha gargaarka
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa dalka UK kaga qeyb galay shir ku saabsan sidii wadajir looga shaqayn lahaa dhisidda...
Shirkada diyaaradaha ee Egypt Air oo Duulimaadyo ka bilaabaysa Soomaaliya
Maareeyaha guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa maanta qaabbilay wafdi ka socda Hay’adda Duulista Rayidka Dalka Masar iyo...
Golaha Baarlamaanka oo ka dooday cutubka-4aad ee dastuurka
Guddoonka Baarlamaanka ayaa shir guddoomiyay kulanka 26-aad ee wadajirka ah ee labada aqal ee Baarlamaanka JFS.
Ajandaha kulanka maanta wuxuu ahaa dhammaystirka ka doodista cutubka...










