Wararka

‘waxaa la soo gaaray meeshii aad uga hari lahaydeen’ (WARBIXIN)

0
Sida ay xaqiijisay Haya’adda duulimaadyada Rayidka Soomaaliyeed  ayaa sheegtay in duulimaad Lambarkiisu yahay 8372 ee Ethiopian Airlines oo aan fasax haysan ay hawada ka...

Madasha garyaaqannada Soomaaliyeed“Gobonnimada iyo Midnimadeeda dhuleeed ee JFS waa lama taabtaan”

0
War qoraal ah oo ka soo baxay Madasha Garyaaqannada Soomaaliyeed ayaa lagu yiri sida tan. Madasha Garyaaqannada Soomaaliyeed oo ah madal ay ku midaysanyihiin xeeryaqaanka...

Siihayaha xilka wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qayb galay shir-madaxeedka dalalka dhexdhexaadka ah

0
Shir-madaxeedka dalalka dhexdhexaadka ee ka socday Kampala oo maalintii 3-aad galay ayuu shirka ahaa heerka wasiirada Arrimaha Dibadda shir-madaxeedka dalalka dhexdhexaadka ah. Soomaaliya waxaa ku...

Madaxweynaha JFS oo gaaray dalka Uganda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynaha...

Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Jaamacadda carabta oo laga soo saaray war-murtiyeed ku aaddan damaca...

0
Shir deg deg oo ay isugu yimaadeen maanta oo Arbaco ah Wasiirada Arrimaha dibadda dalalka jaamacadda carabta, oo uu khudbad dhanka fogaaan arag ah...

Midowga Afrika oo dhaleeceeyey damaca Ethiopia ee xeebaha Soomaaliya

0
Golaha amniga iyo nabadgalyada ee Midowga Afrika ayaa muujiyay sida ay lama taabtaan u tahay ilaalinta madaxbanaanida dhuleed iyo Bulsho ee Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya,xilli...

11-Eedeysane oo loo qabtay weerarkii lagu qaaday xulka Koofur Galbeed

0
Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in 1-eedeysane loo qabtay weerarkii 12-dii bishan lagu qaaday xulka Koofur Galbeed, xilli ay ka soo laabteen cayaartii ay...

Hay’adda maaraynta musiibooyinka iyo hay’adda NIS foundation oo heshiis cusub kala saxiixday

0
Hay’adda maareynta musiibooyinka iyo hay’adda NIS Foundation ayaa maanta heshiis is afgarad ah wada saxiixay, kaas oo ka dhacay xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA. Heshiiskan...

Baarlamanka dalka oo ka dooday xisaab-xirka dowladda ee sanadkii 2022

0
Kulan wadajir ah oo ay maanta xarunta Villa Hargeysa ku yeesheen labada aqal ee Baarlamanka JFS ayey uga doodeen xisaab-xirka miisaaniyadda dowladda ee sanadkii...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay danjiraha Qatar ee Soomaaliya

0
Madaxweynaha JFS mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay danjiraha dowladda Qatar, waxaana ay ka wada hadleen calaaqaadka labada wadan ee walaalaha ah iyo...