Guddoomiyaha maxkamadda sare oo tababar u soo xiray garsooreyaal iyo xeer illaaliyaal cusub
Guddoomiye Maxkamadda Sare ee JFS Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta tobabar socday muddo saddex toddobaad ah u soo xiray 50 garsooreyaal iyo xeer...
Ra”iisul wasaaraha XFS oo kormeer ku tegay Talisyada Ciidamada NISA iyo Booliiska
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo...
Dowladda Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulan Looga Hadlay Doorashada Midowga Africa ee 2025
Addis ababa:-Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa kaga qayb galay kulankii 22-aad...
Tartamayaasha Degmada Kismaayo oo u gudbay wareegga 2-aad
Tartamayaasha labada degmoo ee Kismaayo iyo Warsheekh ayaa muujiyey tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon iyo asluub wanaag...
Howlgal qorshaysan oo lagu qaarajiyay maleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan guutada 8-aad qeybta 60-aad ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Haween oo hoostaga gobolka Baay.
Howlgalkaan ayaa lala beegsaday...
Madaxweynaha JFS oo booqday dhaawacyada ku waxyeeloobay weerarkii khawaarijta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho oo lagu dabiibayo qaar ka mid ah dhaawacyada,...
Guddoomiyaha golaha shacabka Oo booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii Hotelka SYL
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed (Madoobe) ayaa booqday Isbitaalka Erdogan oo ay ku jiraan dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay...
Ciidanka qaranka iyo kuwa deegaanka Xaradheere oo dilay 4 horjooge oo khawaarij ah
Ciidamada qaranka iyo kuwa macawisleeyda ee deegaanka Xaradheere ayaa Xalay Howlgal Qorshaysan ka fuliyay Deegaan u dhow tuulada Dumaaye oo ka tirsan gobolka Mudug.
Howlgalkaasi...
Madaxweynaha JFS oo sheegay in dowladda ay ka go’antahay ciribtirka argagixisada xilli uu maanta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ku saabsan dardargelinta howlgallada xoreynta dalka waxa...
Golaha Wasiirrada XFS oo ansixiyay magacaabista Golaha Warbaahinta Qaranka
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, oo shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ansixiyay magacaabista...










