Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ku dhowaaqay hindise lagu casriyaynayo howlaha Wasaaradda

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan ay iskugu yimaadaan Xoghayaha Joogtada iyo Agaasimayaasha Waaxyaha...

SoDMA oo gargaar gaarsiisay deegaanka Masaggawaay ee gobolka Galgaduud

0
Dhuusamareeb- Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA ayaa 1,300 oo qoys oo ku dhaqan degaanka Masaggawaay ee gobolka Galgaduud u qeybisay gargaar Β kala duwan. Gargarkaan ayaa...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo xarigga ka jaray mashaariic laga hirgeliyay Balcad

0
Balcad- Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo wafdi uu hoggaaminaya ayaa maanta gaaray degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe. Madaxweynaha...

Soomaaliya iyo Kuwait oo iska kaashanaya tababarka Diblomaasiyadda

0
Agaasimaha Machadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Danjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh ayaa Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Kuwait kula...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku baaqday in la joojiyo dagaallada sokeeye ee ka...

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha walaalaha ah ee ay dirirtu ku dhexmartay qaybo ka...

Markab dagaal oo laga leeyahay Turkiga oo soo gaaray dekedda Muqdisho

0
Markabkii ugu horeeyay ee nooca dagaalka ah lagana leeyahay dalka Turkigu ayaa maanta kusoo xirtay dekeda magaalada Muqdisho, iyadoo lagu wada munaasabad heerkeedu sarreeyo...

SOOMAALI SOOMAALIYA BAA LEH

0
SAREEDO HADDEY KU WAARTO, HADDII SILIC IYO DHIB GAARO SAMAANTEED IYO XUMAANTEED SOOMAALIYA SOOMAALI BAA LEHΒ Β Β Β Β Β  Marka la leeyahay Soomaaliya soomaali baa leh ilaa...

MADAXWEYNE XASAN SH.β€œCID AWOOD U LEH IN AY BIXISO CAD KA MID AH DALKA...

0
Heshiiskii is-afgarad ay dhexmaray Dowladda Ethiopia iyo Somaliland ee Jannaayo 1, 2024 lagu gaaray magaaladda Adis Ababa, waa waxba kama jiraan aan laheyn saldhig...

SALAADA IYO CAAFIMAADKA AADANAHA! (QEYBTA 1-AAD)

0
Waxa aan shaki ku jirin in diinta islaamku ay tahay mid wadata mucjisooyin iyo wax badan oo mudan cibra-qaadasho, waxaan jeclahay in aan halkan...