Wasiirka Warfaafinta XFS : Warfaafinta iyo warbaahinta Soomaaliya muhiimad ayay u leeyihiin taariikhda iyo...
Xuska maalinta Warfaafinta iyo Warrbaahinta Soomaaliya waa fursad muhiim ah oo lagu aqoonsanayo muhiimadda ay afka iyo warbaahinta Soomaaliyeed ku leeyihiin taariikhda iyo dhaqanka...
Madaxweynaha JFS oo Ururka Jaamacadda Carabta uga mahadceliyay mowqifka ay ku taageereen madaxbannaanida Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Madaxa Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Abuu Al-qeyd ayaa ku bogaadiyey dalalka iyo...
Mudaneyaasha Golaha Shacabka oo akhrinta 1-aad mariyay hindise sharciyeedyo muhiim ah
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Marwo. Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta shir guddoomisay kalfadhiga 4-aad kulankiisa 11-aad ee Golaha...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magaalada Qaahira kula kulmay Imaamka Al-Azhar ee Sheekh Axmed El-Tayeb
Qaahira- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday xarunta Al-Azhar Al Shariif ee Magaalada Qaahira ayaa la kulmay Sheekh Axmed Maxamed ...
WELIGAA HA KU CEL CELIN KELMADDA ANIGA
Dunida waxay ku dhisan tahay iskaashi iyo gacmo wadajira ..ma jiro qof keligii istaagi kara ..wax walba wax baa tiiriya oo Kaaba .
Mindida afkeeda...
MAXAY TAHAY MUHIIMADDA AY LEEDAHAY QAADISTA CUNAQABATEYNTA HUBKA EE SOOMAALIYA?
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa toddobaadkii hore u codeeyey in la qaado cinaqabateyntii hubka ee saarneyd dowkadda Soomaalia iyo ciidamada ammaanka taas oo...
DAANYEERKA AMA KAROWGA OO KU SOO BADANAYA XAAFADAHA MUQDISHO
Marka ugu horreysa daanyeerka ama karowga waa xayawaan ka mid ah xayawaannada ku nool dunida oo dhan gaar ahaan soomaaliya.
Karowgaan ayaa ku kala nool...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS: Somaliland waxay ka mid tahay Soomaliya mana geli karto heshiis...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac oo wareysi siiyey Idaacadda iyo Telefishinka Turkiga ee TRT ayaa ka hadlay damaca gurracan...
‘Soomaaliya hal Albaab ayay leedahay’ (WARBIXIN}
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga ku wehelinaya shirkan ayaa u soo bandhigay Hoggaamiyeyaasha IGAD iyo diblumaasiyiinta Gobolka xadugudbka Itoobiya...
Duqa Muqdisho oo sheegay in barashada farsama gacanta ay ka mid tahay wax yaabaha...
-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in barashada farsama gacanta ay ka mid tahay wax yaabaha...










