Wararka

Musharrax Madaxweyne Jibriil Ibraahim Cabdulle oo Soo dhaweeyay shirka wada tashiga Qaran ee Muqdisho...

0
Musharrax madaxweyne Jibriil Ibraahim Cabdulle oo soo dhaweeyay shirka wada tashiga qaran ee Muqdisho ka furmay ayaa yiri: “Shirka oo in mudo ah la sugayay...

Ra’iisul wasaare Rooble oo ka hadlay shirka wadatashiga ee Doorashooyinka dalka

0
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlay markii uu kulanku soo dhamaaday ayaa yiri:- “Waxaa maanta si wanaagsan noogu furmay...

Biden: Mareykanku wuxuu caawin doonaa Falastiiniyiinta ku sugan Qaza.

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa U sheegay Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu in Falastiiniyiinta ku sugan Qudus ay tahay in la ixtiraamo, isla markaana...

Waxaa soo gabogaboobay maalinkii koowaad ee Shirkii Golaha Wada tashiga.

0
Waxaa soo gabagaboobay maalinkii koowaad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka ee ka furmay Muqdisho uuna shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ku dilay maleeshiyaad ka tirsan argagixisada

0
Ciidamada Xoogga dalka ururka 41-aad Guutada 5-aad Qeybta 27-aad oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Dagmada Buulo-burte iyo deegaano hoos-yimaado ayaa waxay ku bur-buriyeen fariisimo...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho

0
Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Maamul goboleedyadda Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa goordhow...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo soo gaaray Muqdisho

0
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho. Waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay...

Madaxweynaha Dalka Niibal oo kala dirtay Baarlamaanka dalkaas kuna baaqday doorashooyin

0
Madaxweynaha dalka Nepal, Bidya Devi Bhandari, ayaa kala dirtay Baarlamaanka dalkaas, waxayna ku baaqday in doorasho la qabto bisha November ee sanadkaan. Wajiga koowaad ee...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maanta ka furmaya Muqdisho

0
Shirka Golaha wada tashiga Arimaha Doorashooyinka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Maamul goboleedyadda Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka oo uu saldhig...

Biden: Mareykanku wuxuu caawin doonaa Falastiiniyiinta ku sugan Qaza

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa U sheegay Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu in Falastiiniyiinta ku sugan Qudus ay tahay in la ixtiraamo, isla markaana...