Xukuumadda oo beenisay Warbixinta Qaramada Midoobay ee ku lug lahaanshaha Ciidan Soomaaliyeed colaadda Itoobiya
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, xukuumadda Soomaaliya, mudane Cismaan Abokor Dubbe, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa beeniyay warbixinta baaraha guddiga...
Dood cilmiyeed ku sabsan cudurka COVID-19 oo Muqdisho la qabtay
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane; Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay madal Caafimaad oo ay soo qaban-qaabisay Agaasinka...
Biden oo digniin u direy dhigiisa Russia
Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden oo safar ku tagay dalka Britain safarkaasi oo ah kii ugu horeeyay tan iyo markii uu xafiiska yimid, ayaa waxaa...
Ciidanka Badda Mareykanka oo badbaadiyay Shaqaale Markab xamuul ah
Ciidanka Badda Mareykanka ayaa Arbacadii shalay badbaadiyay 15 shaqaale oo la socday Markabka Falcon Line oo ka diiwaan gashan waddanka Gabon, kaas oo ku...
Qeybtii labaad ee Talaalka ka hortagga Covid 19 oo dalka laga bilaabay
Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay in dalka oo dhan laga bilaabay qaadashada qeybta labaad ee tallaalka ka hortagga cudurka Covid 19.
War qoraal ah oo...
Taliyaha ciidanka Asluubta iyo Wasiirka Cadaaladda XFS oo si wadajir ah u Dahfuray ...
Munaasabad kooban oo lagu dahfurayay tababar ku saabsan wacyigalinta ka hortaga fikirka xagjirka ah ayaa loo furay sarakiisha iyo qaar ka tirsan ciidanka asluubta...
Wasiirka Warfaafinta XFS ahna Guddoomiyaha guddiga Xuska Maalmaha xoriyadda oo la kulmay Heya’adaha Amniga
Wasiirka Warfaafinta XFS ahna Guddoomiyaha guddiga Qaran ee qaban qaabada xuska maalmaha xorriyadda 26 June iyo 1-da Luulyo Cismaan Obokar Dubbe ayaa kulan la...
Guddoomiyaha Guddiga xuska maalmaha xorriyadda ahna Wasiirka warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS oo la...
Wasiirka Warfaafinta XFS ahna Guddoomiyaha guddiga Qaran ee qaban qaabada xuska maalmaha xorriyadda 26 June iyo 1-da Luulyo Cismaan Obokar Dubbe ayaa kulan la...
Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Afgaanistaan iyo khasaare ka dhashay
ugu yaraan Seddex qof ayaa ku dhimatay, ruux kalena wuu ku dhaawacmay diyaarad Melateriga oo ay leeyihiin Ciidamada Afgaanistaan oo ku dhacday gobalka Wardak...
Miino baarayaal lagu laayey Afghanistan
Wasaaradda Arrimaha gudaha Afghanistan ayaa sheegtay in maanta oo Arbaca ah kooxda Daalibaan ay waqooyiga gobolka Baghlan, ku dileen Toban ka mid ah shaqaale...










