Wararka

WAR-MURTIYEEDKA SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA EE ARRIMAHA DOORASHOOYINKA

0
Warmurtiyeedka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka Dalka Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warmurtiyeedka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee doorashooyinka, kaasi oo...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo khudbad ka jeediyey Xiritaanka Shirka Wadatashiga Qaranka ee Doorashooyinka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Khudbad ka jeediyey xaflada xiritaanka shirka golaha wadatashiga qaran ee dhamaystirka heshiiskii 17-kii sebteembar...

Wasiir ku xigeenka waxbarashada Koofur Galbeed oo maantay tagay Buurhakaba

0
Wasiir ku xigeenka waxbarashada Koofur Galbeed Eng. Cabdifitaax Isxaaq Maxamed iyo xildhibaan Bishaaro Cali Nuur ayaa maanta tagay degmada Buurhakaba ee gooblka Baay, u...

Ruushka oo muwaadiniintiisa kala baxaya magaalada Qasa.

0
Wasaaradda gurmadka ee Ruushka ayaa maanta oo khamiis ah ka daad gureyneysa marinka Qasa ee dalka Falastiin 64 qof oo ay ku jiraan 31...

Shirweynaha Golaha wadatashiga qaran oo maanta la soo gabo gabaynayo

0
Shirweynaha Golaha wadatashiga qaran oo socday mudo 4 cisho ayaa maanta lagu soo afmeerayaa caasimadda dalka ee Moqadisho, shirweynahan oo lagaga hadlayey xalinta khilaafadka...

Kulan looga hadlay ilaalinta qoondada Haweenka oo lagu qabtay Muqdisho

0
Wasiirka Haweenka iyo horumarinta xuquuqda Aadanaha ee XF Soomaaliya Marwo, Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa xalay kulan la yeelatay madaxweynaha maamulka koofur galbeed Cabdicasiis Xasan...

Taliyaha Booliiska gobolka Banaadir oo kormeerey Goobaha Imtixaanka Fasalka 8aad ay ka socdan.

0
Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Farxaan Maxamuud Aadan (Qaroole) ayaa maanta kormeerey Goobaha uu ka socdo Imtixaanka Dugsiga Dhexe ee...

Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka oo la kulmay dhiggiisa Dalka Urdun

0
Safiirka Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Dalka Mareykanka Ali Sharif ayaa la kulmay Dina Kawar oo ah Safiirka Dalka Urdun ee halkaasi. Kulankaan ayaa looga hadlay...

Shir kusaabsan sidii loo xaqiijin lahaa qoondada Haweenka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
Wasiirka Haweenka iyo horumarinta xuquuqda Aadanaha ee XF Soomaaliya Marwo, Xaniifa Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa xalay kulan ujeedkiisu ahaa ilaalinta qoondada Haweenka Soomaaliyeed la...

Madaxweyne Siisii oo booqasho ku tagaya Jabuuti

0
Madaxweynaha Dalka Masar,Cabdifataax Al-siisii iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta lagu wadaa inuu booqasho ku tego dalka jabuuti, sida uu sheegay afhayeenka madaxtooyada Dalkaasi. Afhayeenka...