Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada xuska maalmaha xoriyadda oo ka hadlay muhiimadda ay leedahay todobaadka...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada xuska maalmaha xoriyadda dalka Mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo la...
Taliyaha Qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga oo kormeeray fariisimada ciidamada ee duleedka Ceeldheere
Taliyaha Qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Caddow Cali Sanka ayaa kormeer dhiira-gelin ah ku tagay fariisimada ciidanka Guutada 15-aad ku...
Wasiir ka tirsan dowladda Uganda oo lagu risaaseeyey Magaalada Kampala.
Wararka ka imaanaya magaalada Kambala ee dalka Uganda ayaa waxa ay sheegayaan in Wasiirka howlaha Guud iyo Gaadiidka ee dalkaasi Uganda Gen. Katumba Wamala...
Galmudug waxaa la kala diray Guddigii Farsamada ee dhismaha golayaasha degaannada.
Kusimaha Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug ahna Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arimaha guddaha Maamulka Galmudug ayaa soo saaray wareegto lagu kala diray Guddigii farsamada dhismaha Goleyaasha...
Wasiirka gaadiidka ee XFS oo soo xiray tababar ku saabsan amniga garoonka diyaaradaha Muqdisho
Aqoon kororsigan oo ku aadan sare u qaadista amniga, tayeynta xirfadaha iyo adeegsiga qalabka baarista xirfadlayaasha garoonka Aadan Cadde ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay...
Safiirka Soomaaliya ee Sudan oo la kulmay Ra’iisul wasaaraha dalkaas
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee u fadhiya wadanka Sudan Mudane Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa maanta Xafiiskiisa ku booqday ra’iisul wasaaraha wadanka Sudan Dr. Abdalla...
Wasiirka ku xigeen wasaaradda caafimaadka ee XFS oo gaaray Garoowe
Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka iyo arrimaha bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Axmed Xuseen Macalin Dr. Gurey, ayaa gaaray magaaladda Garoowe ee caasimadda...
Guddoomiye Cumar Filish oo dhagax dhigay dhismaha waddada xiriirisa Muqdisho iyo Jaziira
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dhismaha waddada Xalane ee xiriirisa Muqdisho iyo Jaziira.
Waddadan...
Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha Qeybta 60-aad Ciidanka xoogga dalka oo gaaray Degmada Baraawe.
Wafdi Saraakiil ah uu hoggaaminayo Taliyaha Qeybta 60aad ee CXDS Jenaraal Maxamed Sheikh Cabdullahi (Ciirow) ayaa Gaarey Degmada Baraawe ee Caasimada Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Taliyaha...
Deegaanada maamulka Somaliland oo ay ka bilaabantay codaynta doorashooyinka golaha wakiilada iyo deegaanka
In ku dhow hal miyan iyo bar ka mid ah Dadweynaha maamulka Somaliland ayaa saaka u dareeray goobaha cod bixinta iyagoo dadweynuhu si toos...










