Wararka

R/wasaare Ku-xigeenka Dalka oo ka qeyb galay xuska xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga

0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta ka qayb galay munaasabad lagu xusayey toban sano guurada ka soo...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO CASHO SHARAF KU MAAMUUSAY WAFDIGA TURKIGA IYO DIBLOMAASIYIINTOODA U JOOGA SOOMAALIYA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan casho sharaf ah oo ka dhacay Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay diblomaasiyiinta iyo wafdiga Dowladda...

Munaasabad ku saabsan 10 sana guuradii kasoo wareegatay xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga oo ka...

0
Waxaa haatan magaalada Muqdisho ka soconaya munaasabad ballaaran oo lagu xusayo toban sana guuradii kasoo wareegatay xiriirka qotoda dheer ee Soomaaliya iyo Turkiga. Munaasabaddan oo...

Madaxweyne Ashraf Gani oo Imaaraadka lagusoo dhaweeyey sababo bini’aadannimo awgeed

0
Madaxweynihii dalka Afghanistaan ​​Ashraf Ghani iyo qoyskiisa ayaa lagu soo dhoweeyey magaalada Abu Dhabi ee dalka isutagga Imaaraadka Carabta, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha...

RW Rooble oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar

0
Ra’iisal wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday xarunta safaaradda Soomaaliya ee magaalada Qaahira, waxaana halkaas kusoo dhaweeyey safiirka iyo howl wadeennada safaaradda. Ra'iisul...

Wasiirka Gargaarka oo kormeertay xeryaha barakacayaasha Buula-burte

0
Wasiirka Gargaarka Xukuumadda Federaalka Soomaliya marwo Khadiijo Maxamed Diiriye iyo wafdig ay hogamineysay qeybna ay ka ahayen Madaxda Hay’adaha UN-OCHA, WFP, WHO iyo UNICEF,...

Warbixin ku saabsan xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

0
Wasaaradda caafimaadka ee XFS ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 136 xaalado cusub oo COVID-19 ah...

Tahriibayaal Afrikaan ah oo ku dhintay Badweynta Atlantic

0
Ugu yaraan 47 Muhaajiriin Afrikaan ah ayaa geeriyootay kadib markii Dooni ay la socdeen ku cilladowday Badweynta Atlantic, gaar ahaan meel ku dhow Xeebaha...

Wasiirka Gargaarka X.F.S iyo Wafdi ay hoggamineyso oo u anbabaxay magaalada Buulo-Burde

0
Waxaa goordhaw Magaalada Muqdisho ka ambabaxay wafdi ay hoggamineyso Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Khadiija Maxamed Diiriye, kuwaas oo ku wajahan magaalada Buulo-Burde...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo koormeer ku tagay xarumo dhowr ah

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray xarunta dhalashada iyo sugnaanta iyo xarunta taliska ciidanka...