Wararka

Argagixisada Al-Shabaab oo Qarax la beegsaday gaari dad shacab ah ay saarnaayeen

0
Wararka ka imaanaya deegaanka Taabto ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Qarax miino deegaankaas ay kula qaraxday gaari siday dad rakaab ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo kulan la qaatay wafdi ka socday wasaaradda arrimaha gudaha soomaaliya

0
Samareeb- Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Safiirka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya

0
MUQDISHO- Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya...

Wasaaradda Ganacsiga oo kala dirtay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Khaliif Cabdi Cumar ayaa maanta kala diray rugta ganacsiga iyo Warshaha, kaddib wareegto ka soo baxday...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo gaaray Magaalada Garoowe+Sawirro

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) iyo wafdi uu hogaaminayo oo goor dhaw gaaray magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland Madaxweynaha dowlad...

Madaxweynaha Jubbland oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe

0
Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo goordhaw gaaraya Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa waxaa kusoo dhaweeyay madaxwaynaha dowlad goboleedka Puntland...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo saxiixay Xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha Soomaaliya

0
MUQDISHO- Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xil Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha...

Wasiirka Amniga Galmudug oo ka warbixiyay howlgallo ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab

0
Muqdisho- Wasiirka Wasaaradda amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi guddoomiyaha gobalka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal iyo duqa dagmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale ayaa shir...

Horumar dhinacyo badan leh oo laga dareemayo Muqdisho

0
Muqdisho- Barta twiiterka ee ciidanka AMISOM waxaa maal mahan rukun u ah sawiro iyo fariimo ka turjumaya nolosha iyo horumarka ka jira Muqdisho,  oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo Hooygiis ku booqday Guddoomiyaha Golaha shacabka BJF+Sawirro

0
Garoowe - Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xalay hoygiiisa ku booqday Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...