Wasiirka Shaqada XFS oo ka warbixiyay qodobbo la xiriiray shaqo abuurka iyo caawinta dadka...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS C/wahaab Ugaas Khaliif oo ka qeybgalay barnaamijka kulamka todobaadka ee warbaahinta qaranla ayaa ka hadlay arrimo la...
Tirakoob iyo dib u habeyn lagu sameeyay ciidamada xoogga ee ku sugan Hiiraan
Taliyaha guutada shanaad ee ciidamada xoogga dalka Col Maxamuud Xassan Ibraahim Baakay, ku xigeenka xeer-ilaaliyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida Gaashanle Maxamed Cabdiqaadir Maxamed, iyo...
Ciidanka xoogga oo dilay shan ka mid ah horjoogayaasha Al-shabaab
Ururka 4-aad guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab XDS ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Gamboole ee Gobolka Shabeellada dhexe.
Howlgalkan ayaa waxaa lagu dilay...
Wasaaradda ganacsiga oo furtay kulan lagu xoojiyanayo maamulka ganacsiyada gaarka loo leeyahay
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md, Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa furay kulanka aqoon-iswaydaarsiga ah oo u dhaxeeya dowladda iyo ganacsatada, kulankan...
Gabdho tababar umulisanimo loogu qabtay Kismaayo
69 gabdho umuliso ah oo ka kala yimid 11 gobol oo dalka kamid ah ayaa magaalada Kismaayo loogu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan barashada...
Magaalooyin ka tirsan Galmudug oo laga hirgelinayo Leyrarka ku shaqeeya cadceedda
Wasiirka wasaaradda tamarta iyo biyaha dowlad goboleedka Galmudug, Maxamuud Cabdi Kaarshe ayaa degmada Gelllinsoor ka dhagax dhigay mashruuc leyrarka kushaqeeya cad-ceedda looga hirgelinayo magaalooyin...
Suuriya goob u dhow xarun ay ku sugan yihiin Ciidamada maraykanka oo lala beegsaday...
Tiro gantaalo ayaa lala beegsaday goobta saliidda ee Al-Cumar ee gobolka Deir ez-Zor ee bariga Suuriya, halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidammada Mareykanka.
Gantaalladan...
QM iyo Mareykanka oo baaq ka soo saaray xaalladda dalka Kazakhstan
Qaramada midoobay iyo aqalka cad ee looga arimiyo dalka maraykanka ayaa ugu baaqay masuuliyiinta dalka Kazakhstan inay xakameeyaan wax ka qabashada mudaharaadyada rabshadaha wata...
Wasiirka Gaadiidka XFS oo beeniyay in la wareejiyay maamulka hawadda Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax ayaa maanta oo taariikhdu tahay 5 Janaayo 2022, waxaa uu...
Ciidanka xoogga dalka oo soo bandhigay dagaalame ka soo goostay Al-Shabaab
Baydhabo- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Qeybta 60-aad ee ku sugan Deeganka Goofgaduud Buurey ee Gobolka Baay ayaa soo bandhigay Abshir Cabdiraxman Cabdi...










