Wasaaradda Caafimaadka XFS oo la wareegtay Daawada Kahortagga COVID-19 oo Jaamacadda Carabta ay ugu...
Deeqdaan oo ka kooban 11 ton oo isagu jirta daawada kahortagga COVID-19 iyo Agabka lala isticmaalo kahortagga cudurka.
Munaasabad kooban oo lagu qabtay gudaha Garoonka...
Galmudug oo bogaadisay koboca waxbarasho ee ka jira Gobolka Mudug
Qaar ka mid ah maamulka Galmudug ayaa ka qeybgalay xaflad ka dhacday Magaalada Gaalkacyo oo lagu maamuusaayey dhiirigalinta koboca waxbarasho ee ka jira Gobolka...
Heerarkii ay soo martay Qabanqaabada iyo qabashada Doorashada Xildhibaanada (Somaliland) ee Aqalka Sare.
Dib u habeyntii guddiga Doorashooyinka keddib waxaa soo if-baxay khilaaf xooggan oo u dhexeeyay dhinacyadii Guddiga Doorashooyinka oo u muuqday kuwo u kala jabsan...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan kula qaatay Aaladda Foggaan arag qaar kamid ah Wasiirada...
Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa kulan kula qaatay Aaladda Foggaan arag qaar kamid ah Wasiirada Maaliyadda Wadamada Afrika.
Maanta...
Wasiir ku-Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa gaari kuwa shaqada ah ku wareejiyay Xisaabiyaha Gobolka...
Wasiir ku-Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Cabdi Ibraahim Warsame Qowdhan,ayaa gaari kuwa shaqada ah ku wareejiyay Xisaabiyaha Gobolka Mudug.
Wasiirka oo Hawlo shaqo ujooga Maalmahan Magaalada...
Mamaulka Gobolka Banaadir ayaa manta si rasmi ah garoonka Wiish ee magaalada Muqdisho ku...
Mamaulka Gobolka Banaadir ayaa manta si rasmi ah garoonka Wiish ee magaalada Muqdisho ku daah furay tartanka kubadda Gacanta degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir...
Safiirka Soomaaliya ee Uganda oo la kulmay wasiirka Arrimaha Dibadda Uganda
Safiirka J. F. Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur) ayaa kulan la qaatay maanta wasiirka arrimaha dibadda dowladda Uganda Mudane Alhaji...
Wasiir Haweenka XFS oo daahfurtay barnaamij waxtar u leh Gabdhaha Soomaaliyeed
Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta daahfurtay barnaamij loogu magac daray ‘GACALO GABADHEYDAAY’ oo lagu qabtay xarunta...
Safiirka Soomaaliya ee Uganda oo la kulmay wasiirka Arrimaha Dibadda Uganda.
Safiirka J. F. Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur) ayaa kulan la qaatay maanta wasiirka arrimaha dibadda dowladda Uganda Mudane Alhaji...
Duqa Gaalkacyo oo kulan laqaatay Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda NIS Foundation
Gaalkacyo- Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug, Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan ayaa maanta la kulmay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta Hay’adda NIS Foundation iyo madax...










