Wararka

Ra’iisul wasaaraha XFS oo cambaareeyay falkii arxan darrada ahaa ee argagixisadda Alshabaab ku gubeen...

0
Ra’iisu wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa cambaareeyay, wax laga xumaadana ku tilmaamay falkii kooxda argagixisadda alshabaab ay ku gubeen gubeen...

Guddiyada doorashada oo la kulmay golaha degaanka Galkacyo

0
-Guddiga doorashada Galmudug oo ay wehliyaan xubno ka mid ah guddiga doorashada heer federaal ayaa maanta la kulmay maamulka gobolka, golaha degaanka Gaalkacyo, Odoyaasha...

Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wada hadlay arrimaha waxbarashada

0
-Wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdul Rizaaq Maxamuud , dalka Kuwait kula kulmay, Wasiirka Waxbarashada Kuwait, Dr; Ali Fahd Al-Mudhaf,...

AMISOM oo tababar u furtay Askar ka tirsan Boliiska Koofur Galbeed Soomaaliya

0
Taliska Booliska AMISOM ayaa magaalada Baydhabo ugu furtay 25 sarkaal oo ka tirsan Boliiska maamul goboleedka koofur Galbeed Soomaaliya. Tababarkan oo socon doona muddo Todobaad...

Hadal jeedinta musharixiinta Aqalka sare oo maanta ka dhacaysa Kismaayo

0
Maanta Gelinka hore ayaa waxaa la filayaa in Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ay dhageystaan khudbadaha musharixiinta u tartameeysa kuraasta ka harsan Aqalka Sare...

Madaxweyne Erdogan oo gaaray Nigeria

0
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa gaaray Magaalada Abuja ee Caasimadda Nigeria. Erdogan ayaa waxa uu socdaal ku marayaa qaar ka mid ah dalalka Afrika...

Al-shabaab oo fal arxan darro ah ka geeystay Bakool

0
Ciidamo ka tirsan Uruurka 260, Guutada 9 aad, Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegay in ay u gurmadeen kolanyo Safar Gaari dameero...

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Kuwait

0
Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, oo booqasho ku jooga dalka Kuwait, yaa kulan...

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay dalka Suuriya

0
Ugu yaraan 13 Askari oo ka mid ah Ciidamada Suuriya ayaa ku geeriyootay halka saddex kalena dhaawacyo kasoo gaareen kadib markii qarax lala beegsaday...

Wakiilada Guddiga dastuurka Suuriya oo sheegay inay soo bandhigayaan qoraallada dastuuriga ah

0
Guddiga Wakiillada Dastuurka Suuriya ayaa sheegay inay ka go’an tahay inay soo bandhigaan “qoraallada dastuuriga ah” ayna bilaabi doonaan inay aqoonsadaan aagagga ku meelgaarka...