RW Rooble oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar
Ra’iisal wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday xarunta safaaradda Soomaaliya ee magaalada Qaahira, waxaana halkaas kusoo dhaweeyey safiirka iyo howl wadeennada safaaradda. Ra'iisul...
Wasiirka Gargaarka oo kormeertay xeryaha barakacayaasha Buula-burte
Wasiirka Gargaarka Xukuumadda Federaalka Soomaliya marwo Khadiijo Maxamed Diiriye iyo wafdig ay hogamineysay qeybna ay ka ahayen Madaxda Hay’adaha UN-OCHA, WFP, WHO iyo UNICEF,...
Warbixin ku saabsan xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka
Wasaaradda caafimaadka ee XFS ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 136 xaalado cusub oo COVID-19 ah...
Tahriibayaal Afrikaan ah oo ku dhintay Badweynta Atlantic
Ugu yaraan 47 Muhaajiriin Afrikaan ah ayaa geeriyootay kadib markii Dooni ay la socdeen ku cilladowday Badweynta Atlantic, gaar ahaan meel ku dhow Xeebaha...
Wasiirka Gargaarka X.F.S iyo Wafdi ay hoggamineyso oo u anbabaxay magaalada Buulo-Burde
Waxaa goordhaw Magaalada Muqdisho ka ambabaxay wafdi ay hoggamineyso Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Khadiija Maxamed Diiriye, kuwaas oo ku wajahan magaalada Buulo-Burde...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo koormeer ku tagay xarumo dhowr ah
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray xarunta dhalashada iyo sugnaanta iyo xarunta taliska ciidanka...
Wasiirka Haweenka XFS oo kulan la qaadatay danjiraha dowladda Sweden ee Soomaaliya
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim, ayaa maanta xafiiska ku qaabishay danjiraha dowladda Sweden ee Soomaaliya, Staffan Tillander, ayagoo...
Madaxweyne Dowlad Goboleedka KG oo xaflad u sameeyey xildhibaanada Aqalka sare iyo kuwa maamulkaas
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Mudae Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xaflad Madaxtooyadda Maamulka ugu sameeyey Xildhibaanada Baarlamaanka Koofur Galbeed iyo Xubnaha loo doortay...
Safiirka dowladda Soomaaliya ee Sacuudiga oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay
Danjiraha Cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya dhawaan u magacaawaday Sacuudiga ayaa warqadaha aqonsiga danjirenimo u gudbiyay Wasaaradda Arimaha Dibadda dalkaas
Danjire Saalim Macow Xaaji ayaa...
Maamul Goboleedyada aan weli soo dhameystirin doorashada Aqalka Sare oo baaq loo diray
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Cirro ayaa ugu baaqay Madaxda Maamul Goboleedyada kale ee aan wali soo dhameystirin doorashada xubnaha Aqalka...